nacas waxba haka sheegin dadka mogadishu deggan doqon yahoow. xisbi sheeydaan ayaa dhibka ka wada mogadishu not people of mogadishu.Xamud. wrote:Waa Dugaag Dadka Muqdisho joogo bila caqli wayo! WTF maxaa ka galay Ciidamada shiishey? ma dhib beey ku hayan?
dadka xamar deggan waxa qasaya waa AFAWERGE koox u shaqeeysa la yiraahdo XISBU SHEEYDAAN uuna hogaamiyo xasan dahir abeeso. waxaa kaloo qas ku haya shacabka mogadishu kooxda khawaarijiinta ee ka amar qaadata sheeydaanka weeyn usama ben laden. kooxda shayaadiinta al shabaab.
kooxahaas oo ay ka mid yihiin kooxda RAASKAMOONI oo ah koox qabiiil,kooxdaasoo dooneysa inay xamar dagaal ka abuuraan. waa kooxda uu hogaamiyo odayga 70 jirka ee foosha xun XASAN TUKE .
inshalah kooxahaas maalmahan inay dagaal qaadaataan ayey isku diyaarinayaan.laakiin inshalah waad arki doontaaan haddii ay xisbi sheeydaan dagaal soo qaadaan mar labaaad. waa lala dagaalamayaa ilaaa XISBI sheeydaan iyo khawaarijiinta al shabaab laga saaaro xamar.