snoop12 wrote:si baasan baad af soomaliga ku baratey-------- you learned somali in a problematic waykambuli wrote:Baas..Waa uun wax aan raali laga ahayn oo la karhayo![]()
Taa baas baa iga duufsatay inanteyda..You know how moms never blame their kids![]()
Qaar baas baan Somalinet uga tegayaa etc etc



Keep trying you'll get there dee
