nuux taani in lascanood doing his qudbo


Moderators: Moderators, Junior Moderators
head of the boloska Gobolka Sool waa Mj. Maxamed Saleebaan GooniKeyse_0208 wrote:Peace, whos the head of military police that gives the orders in LA.? Yes its a habar awal man - sacad muse aka Taanipeace- wrote:free it from whom dhulbahante, sxb you're barking on the wrong tree here, go ask emperiorKeyse_0208 wrote:Free Laascaanod 1st
:ask emperior.
Thats right free urself 1st u lil slave cuz u wash my feet right about now
Executive wrote:Where is Nuux Taani now baal ii sheeg?![]()
Ans where is Riyaale now?![]()
The_Emperior5 wrote:keyse peace is a guy who loves somaliland wa kuwa somaliland tageersan. see he will never say somaliland ma nihin wuxu na leeyahay waan idin isticmaalayna we say please welcome waanu ogalnahay hadabaad na soo dhaweysay marka ha ku diigin he is not kuwa barkad iyo ugaadhayahan eeh xukunkeena diidan see isagu wu na soo dhaweynaya he likes ina musqulo loo qoddo iyo timaha laga xiiro lol marka lugu ma digto sxb keysow
look waxaas oo midhin baa ku afka kulasoo kalaya, look at what they have been reduced to. one is sing and other sheeko uu sana waxba ka ogeyn buu hadalayaakeyse Exodusss freedom of the people
Sing with me now
The_Emperior5 wrote:voltage waxaad nooqotay canjeex oo kalle![]()
![]()
![]()
canjees danbiga maslax buu saaray adigu yaad saarii ma murax
peace- wrote: faud adaan cade: markaa marxuunkii Siad Barre iyo mujahidiinti laayeeyna snmtiina waa in laxasuusto.
iidoor parliamnetarian:waa khalad iin mujahidiintii dalka kaadidooda uu soo cabey in manta la aflagaadeeyo
faud adaan cade: aangaa kaadidooda cabsiiney
Emperior you're one unscrupulous scum, walahay i would be ashamed if i were isaaq and you were representing me. you are gun to the coreThe_Emperior5 wrote:cool poisen let me tell you about this man fuaan adan cade wa ninki intay s n m tu xudun taggen soool thats where his sub clan lives intay 7 wiil isaga ay walaalaha yihin halka ku gawraceeen marki danbe meydkoodii ku dul kaajey kabacdii na wakan somaliland ahxudun it was a ciid day i guess qaar dhulbahantayaal ayaa meesha ku ciidaye markaas cagta la marriye kabacdii marka ila 300 qoff laga diilay aya salaatul iidoor lugu dull tukkaday 7 wiil oo fuaad adan cade ay walaala ahayeen aya ka miid ah . wuxu damiir ma laha dhig malaha. iidoorkana wa ka siida oo hoos fadhiya
![]()
lets start with mooryaan huuraale kow dhehVoltage wrote:Peace sxb but that's not me. Cid alaale cidii danbi ka gashay shacab Soomaaliyeed anigu in laga gooyo waxay mutaysteen oo waajibaadkooda la mariyo diyaar baan u ahay.
However, when I see a person like EMperior har iyo gooraale ku hayo "Hebel Habane" oo Ciidanki Soomaaliyeed watay baa Majeerteen 1978 nooga aarguday or Abdiwahab who is Caydiid's little spokesman here talk about such one-sided justices, then I would go in there and naturally set them straight.
Hada the Abu Ghraib scandal ma Bush baa cid u haysataa? Ciidan baa meesha la geeyey, ciidaankeena weeye falkaas waxuushnimada waxa ku kacay waajiboodkaadana la mariyey. Maxaa isku xiray Bush oo madaxweynihii ah iyo tii waalneed ee Iraqiga xarig qoorta ugu xirtay siday eeyaha?
Full justice iyo human rights in la tixgeliyo dantaydee ku jirtaa lakin anigu dadkaan one-sided justice iyo propaganda ilaa aan Somalinet joogo waa uga xaaraan.