MAAN JABKEEN ISKA YARA QARSANO TALOW?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: MAAN JABKEEN ISKA YARA QARSANO TALOW?

Post by Ina Baxar »

Halkey martay tii yarayd yaa?
Bal eeyar miyaad iska dhigato { yacni hadalka } aynu iska bashaalno baa lagu karu la'yay :lol:

haye ?

PS: Okay peace iyo caano ureyso walaashey , you're a good sport :up:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: MAAN JABKEEN ISKA YARA QARSANO TALOW?

Post by surrender »

Ureysoo wrote:Looool, Nayaahe, Miyaan Ku Dhali Kari?. Ee Marka Eedo Waan Ku Ahay. Waxaan Ka Cabsana, Fah Iyo Hyper Ineey Ii Faceeystaan After This, Ha Ii Ceebeyn, Qofyahay Lol.....


looooooool hyper iyo fah waa dad waxba kaamayara ee dee showga nagadaa walaashiish. :mrgreen: :up:
Wise-Man
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1691
Joined: Fri Jun 04, 2004 7:00 pm
Location: Arlington

Re: MAAN JABKEEN ISKA YARA QARSANO TALOW?

Post by Wise-Man »

Your Somali writing is soo classic. keep up the good work Surrender and remember, you will need to write and read Somali language if you ever thinking going back to Somalia and help your people. :up:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: MAAN JABKEEN ISKA YARA QARSANO TALOW?

Post by surrender »

thanks wiseman! :up:
KeligiiJabhad
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 939
Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
Location: TURMO

Re: MAAN JABKEEN ISKA YARA QARSANO TALOW?

Post by KeligiiJabhad »

Halka sartu ay ka quruntay waxa weeye iyadoo wixii afkeena ka soo baxaba aan damacnay
In aan af qallaad ku faafino iyadoo aynu door bidnay in afkii inoo gaarka ahaa aan iska indha-tirno ama is diidsiino.
mar haddii xaal sidaas yahayna wax kuu qarsoo
ama kuu sir ahaan kara ayaan jiri karin...
Nasiib daradu halka ay iska taransayso waa halkaas!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”