The Maxkamadah and govt troops are losing
Ciidamada Maxkamadaha iyo kuwa dowlada oo lagala wareegay goobo muhiim ah iyo Madaafiic ku socota Qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Posted: 5/10/2009 7:24:00 PM
Shabelle: MUQDISHO
Ciidamada Maxkamadaha iyo kuwa dowlada ayaa dagaalo qaraar kadib waxaa agala wareegay goobo muhiim ah waxaana Madaafiic ay ku socota Qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Dagaalo galay maalintii 4-aad ayaa waxaa ay sababeen in ciidamada maxkamadaha islaamiga iyo kuwa dowlada kmg lagala wareego gacan ku heynta Garoonka Kubada Cagta ee Muqdisho Stadium iyo Xarunta Xisbiga,waxana madaafiic xooga oo sababtay dhawaca ay ku socotaa Garoonka Ciyaaraha iyo deegaanada ku dhow dhow.
shabelle
Shabakada Somalimirror oo la soo tusay Gawaari Tigniko ah & Ciidamo is Dhiibay.
By Somalimirror on 10 May, 2009 12:48 PM in Main, Wararka
Qadar Daqiiqado kahor ah ayaa wariye ka Socda Shabakada Warbaahinta Somalimirror waxa la soo tusiyey Dhowr Gawaarida Tignikada loo yaqaano oo ay ku Rakiban yihiin Qoryo Cul Culus isla markaana ay la socdaan Ciidan ka badan 50 Askari oo Hubkooda wata iskuna soo Dhiibay Xoogaga Xisbul Islaam( Filo Sawirrada ).
Ciidamadan iyo Gawaaridan Tignikada ah ee isku soo Dhiibay Xisbul Islaam ayaa ka tirsanaa Ciidamadii MMI Garabka DKMG ah ku biiray sida Shabakada Warbaahinta Somalimirror ka war heshayna waxa ay ku Go,doon sanaayeen Xarunta Xisbiga iyo Isbartiibada.
Garaarida loo soo bandhigay Shabkada Warbaahinta Somalimirror.com ayaa kala ah sida tan.
1. Gaari Mati Biish ah oo uu ku rakiban yahay Qoriga Shilkaha.
2. Gaari abu Ukun ah oo uu ku Rakiban yahay Qoriga BTM-ka.
3. Gaari Abu Ukun ah oo uu ku rakiban Yahaya Qoriga Seekaa uuga.
4. iyo 2 Cabdi Bille oo ay ku Rakiban yihiin 2 Qoray oo Dhashiika yaal ah.
somalimirror.
I never though they were so weak. In times like this you must make allies. And the only ally who knows how to slaughter alxaaram and other khawarij groups are the holy warriors from dhuusomareeb and guriceel. If the poeple of xamar were not disunited this would never have happened.