Page 2 of 2

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 8:50 am
by kambuli
Cali,

Maya shukaansi kaama rabo ee sidii dhoocilaha indhaha ha rogrogin uun baan ku idhi..Not only with me but in general..I am not the only person who noticed that..It is unmanly walaal. :up:

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 8:51 am
by Cali_Gaab
:roll:

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 8:52 am
by kambuli
:hijack:

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 12:31 pm
by Ina Baxar
Waxani wax iska caadi ah weeye Kambuli.
Meel walba , haddey pakistan noqoto , haddey xita wadamadaa Africa e dagaal ka socdo ay noqoto ...had iyo jeer intooda qurbaha joogta ayaa ugu dagaal , qas, iyo balaayo jecel.

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 1:22 pm
by kambuli
Ina Baxar,

They know that they are safe from the madaafiic..But Allaah SWT will in his own way let them taste the bitterness of the war unless they repent...

Wallaahay qofkii in yar oo damiir lihi waa arkaa inaan ku socono sida Afganistan..Waxaana taa ka daran markay iyago is gumaadaan ayaa haddana quwado waaweyni ku dambayn...

Wax kasta waxaa iiga daran kuwa isku sheegaya aqoonyahanka ee wax la iska ogyahay inayna soconeyn la shir imanaya..Caqaligan waxaa Ilaahay noo siiyey inaan ku fekerno :!:

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 1:32 pm
by Firefly
kambuli sis, you remind me of this funny lady.

She said : "Yaa doqon eh?"

They said: "Ma ogi"

She said again : "Yaa doqon eh?"

They said: "Ma ogi"

She said: "Doqon waa kii dadka dabadooda uujeedo, koodane uu muuqanin" :lol:

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 1:35 pm
by kambuli
Firefly,

Bal marka waxaad ii sheegta waxa aan doqon ku noqdey? :lol:

For sure waxa maanta ka dhacayo dalkii waa doqonimo weyn oo lagu sheegi karo AXMAQNIMO..Wixii waxaas support gareeyana waa AXMAQIIN...
Yaan dab la hurin ma doqonimey noqotey?
Yaan dhiig la iska daadin ma doqonimo ayey noqotey?


Doqonimadaas ayaa Ilaahay igu og yahay, adigana waxaan kuu daayey fariidnimada :up: :up:

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 1:41 pm
by Firefly
kambuli,

khalad aa iga fahamtay. You're not the doqon, you're the wise lady, lol.

Soomaalida hore uu tiri, "Doqoni waxay leedahay laba iyo toban indhood, hal mid waxay ku aragtaa" lakiin adiga maskaxdaada aad ee uu shaqeysaa, indhahagane fuurbo waaye, lol. Masha-Allah. :up:

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 2:04 pm
by kambuli
Firefly,

Sister, I am flattered now :oops: :oops: :oops: :oops:

Haye maskax fiican aad igu sheegtey :!: :!:

But let me correct the proverb for you because it is my most favorite proverb:

Doqontu 11 indhood ayey leedahay,
1 waxay iska ilaalisaa cadowga,
10 na waxay iska ilaalisaa sokeeyaha...

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 2:21 pm
by gemini07
Kambuli

Afkaaga Malab lagu qubey :up:
ilaahay haku daayo

Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...

Posted: Tue May 12, 2009 6:24 pm
by kambuli
Gemini07,

Adigana Janatul Fardoosa ku raaxayso Isha Allaah :rose: