..and they claim they conquered the whole of caagdhermataan ind ragan waligood isma arag rer cabdulle-bahgeri-makhiil intiisa kale cawlyahan-abudwaaq-cabdalle...rer isaaq specially rer cali ayaa kaga qiiqiya walee

Moderators: Moderators, Junior Moderators
..and they claim they conquered the whole of caagdhermataan ind ragan waligood isma arag rer cabdulle-bahgeri-makhiil intiisa kale cawlyahan-abudwaaq-cabdalle...rer isaaq specially rer cali ayaa kaga qiiqiya walee
Nice, nice, New York. Well here is the same man Complimenting the cidagale for decapitating the Ogdeen on the re-match.new-york24 wrote:lolMataan_Ciideed wrote:newyork
after the ogaadeen armed themselves like the habaryoonis who were armed by the british, they've unleashed a fury and blitskrieged their way thru the habaryoonis. masaakiintu suffered many consecutive bad defeats and were pushed back for miles and miles, that a fellow ciidagale poet said this to the defeated habaryoonis:
waayadanba habaryonisbaa, wahabku saarnaaye![]()
wadaaddada halkii lagu diliyo, Eegi waraqeeda
wareegada hadday ugu qalaan, waadhidii Xananley
oon sida dabaylaha wacdiga, weerarku is dhaafin
ay Waaxley mariyaan colkii, webiga jiidhaayey
markalena wuxuu yidhi isla abwaankii ciidagale:
siday caawa habaryoonis tahay, diidyay ciidagale ee
mataan ind ragan waligood isma arag rer cabdulle-bahgeri-makhiil intiisa kale cawlyahan-abudwaaq-cabdalle...rer isaaq specially rer cali ayaa kaga qiiqiya walee![]()
this is one of their most famous poets weeping like a pregnant mexican teenager after idoor was delt a major blow by ibrahiim alone and 10,000 camels were wisked away![]()
Geelii Indha-Badane iyo jabkii Ogaadeen u gaystay Isaaq iyo gabaygii Maxamuud Cali Beenaleey ee digashada iyo goodiska ahaa oo wada socda ayaa loo geeyay Cabdi Gahaydh. Isagoo haddaba Isaaqu ka filayo inuu dhiiri-galiyo oo uu dagaalansiiyo ayuu tiriyey gabaygan calaacalka iyo marag-furka isagu jira. Gabaygu wuu dheeraa intan unbaanse hadda ka haynaa. Wuxuu yidhi
Dhiilaabayey xalay miyaan, dhagidi soo booday
Ma dhabeyti dhawr baan hurdada, dhinacyaduu diiday
Gogoshii la ii dhigay miyaan, dhan isu weydaarshay
Sidii qalanjo dhaawacan miyaan, dhiraha laynaayey
Sidii naag ninkeedii dhintoo reer, ka dhaxal meertay![]()
Ma dhulkaan shan baac qoday, Cabdow dhalasho waa yaabe
Ma dheg xumada Kiinguna maqlaa, dhibaya jiidhkayga
Dhanuu jiraba Daarood miyaa, dhool ku wada faanay
Dhabayaciyo Reer Dalal miyaa, dhaanto laga keenay =majerten and marexaan enjoying what ibrahiim did to idoor![]()
Ma raggaanu dhaxirka u xidhnaa, dhudi ku geeraarey
Ma dhawaaqa Cali soo diraa, waliba dheerada
Waa taynu dhaabaha lahayn, labada dhoomoode
Lama dhaco anaga reerkayaga, sida dhukaameede
Ama geelu seymuu u dhashaye, dhaqashadii daaya
Ama dhiciya sida reer tolkay, dhudi ma meerteene
Ama dhoofa waad taad sidii, dhalo nugleydeene
Ninka Xarbi Dheere la odhan jirey ee reer Dalal (Ogaadeen) ayaa dhawr goor ka gabyey dagaalkii Dhurwaale ee Ciidagalaha Ugaadeenku ku jebiyey. Gabayo dhawr ah ayay is weydaarsadeen Xarbi iyo Ismaciil Xayd "Aflow". Gabayadaas oo aan na soo gaarin ayaa mid ka mid ah Xarbi Dheere ku caytamay isagoo yidhi "Sheekh Isaxaaq" ma ahayn nin meel la yaqaan ka dhashay.new-york24 wrote:mataan,
ind iska daa kuwa somalia iyo kenya daga ee kuwa ogadenia ayaan wali gacan u qaadin idoor.
lol@g.snm choosing a gabay from the dhurwaale battle as rebutal![]()
the whole point of calling that battle DHURWAALE was becouse of the hyenas that feasted on dead idoor flesh...walee rer cali waa wada dhoonyacab