The_Emperior5

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: The_Emperior5

Post by MrPrestige »

:lol: ileen some sacad muse are ladies - gossiping behind my back and my background :lol:

war go to private rooms and gossip about me all you want
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: The_Emperior5

Post by Captain24 »

Ducaysane209 wrote::lol: ileen some sacad muse are ladies - gossiping behind my back and my background :lol:

war go to private rooms and gossip about me all you want
War private room ha u dirin, haday uunsi iyo catar iska buuxiyaan oo siiiilka cilaan saartaan may xan u dhaqaaqayaan :clap: :clap:
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: The_Emperior5

Post by Ina Baxar »

Dhabayaco , reer walba xoogiisa waxa lagu garta sidey isku kala qabtan raggoodu oo ay runta isku sheegan
Jiilec baad ka tafiirantay , lagu ma na yeedhan e inaga dhex naagyahey naagtu keentay !!
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: The_Emperior5

Post by Gaashaanle_87 »

:lol:

Ina Baxar

Soomaaligaagii muraajaco maku soosamaysay :lol:
horaa loo yidhi bisadna waa ka ciyaar jiirna waaka naf :lol:
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: The_Emperior5

Post by Ina Baxar »

Soomaaligaagii muraajaco maku soosamaysay
Gashaanle , bal horta " muraajaco" maxa la yidha ?
Niyow isku kaaya sheeg , sawirkan aad meesha soo gashatay anigu fahmi waayay e :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: The_Emperior5

Post by CoolPoisons »

waxaan la yaabay Ducaysane. the first nigga oo ku abtirsada hooyadiis. motherfocker Ur not Lelkase, Ur a IIdor
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The_Emperior5

Post by The_Emperior5 »

In baxar sii baad igu kacsantahay inadeer say wax oo dhaceen, ileen dee wa anigi eeh.
Emperior inu suldaan yahay beesheenna suberiyada oo dhan soo ma ogid. :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The_Emperior5

Post by The_Emperior5 »

CoolPoisons wrote:waxaan la yaabay Ducaysane. the first nigga oo ku abtirsada hooyadiis. motherfocker Ur not Lelkase, Ur a IIdor


He is barbar xaraan dont mind hin naass Jabartii ayuu jaqay, ma tiirsano :lol:
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: The_Emperior5

Post by Ina Baxar »

Emperior ,mar hadaan anigu inadeerka ahay ..runtaan ku sheegaya anigu.
Ma nihin dadkaa kale inagu , waad iska ogtihin intaas na .
Idinku eegi maayo doqonimada .

Intaa wixi ka sokeeya , ku ma diidani anigu suldaanimadaada :lol:
Last edited by Ina Baxar on Fri May 15, 2009 11:35 am, edited 1 time in total.
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: The_Emperior5

Post by Gaashaanle_87 »

Muraajaco = munaaqisho ama dib ugu noqosho,

Oo dee yaan ahay reer Berbera ayaan ahay.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: The_Emperior5

Post by Ina Baxar »

Gaashanle , inadeer hadda ba iga raali ahow .
Aad iyo aad baan uga xumahahay , xaq daridii aan kula soo galay , waxooga waali na waa la igu ogyahay e iga raali ahow oday .{taasi waa tii hore }

Hadda waxan aan dib uga noqday eed sheegaysa maxay tahay ? :lol:
Last edited by Ina Baxar on Fri May 15, 2009 11:37 am, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The_Emperior5

Post by The_Emperior5 »

Intaa wixi ka sokeeya , ku ma diidani anigu suldaanimadaada
bess hadaba hadaynu intaas isku afgaranay :mrgreen:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: The_Emperior5

Post by HELWAA »

Someone delete this topic... :down: :down: :down: :down: :down: :down:
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: The_Emperior5

Post by Gaashaanle_87 »

Ina Baxar wrote:Gaashanle , inadeer hadda ba iga raali ahow .
Aad iyo aad baan uga xumahahay , xaq daridii aan kula soo galay , waxooga waali na waa la igu ogyahay e iga raali ahow oday .{taasi waa tii hore }

Hadda waxan aan dib uga noqday eed sheegaysa maxay tahay ? :lol:
Inaader waan aqbalay raali gelintaada waxna laguuma raaco, mar haddaad khalad kaagi garawsatahay walee waxba laguuma raaco. :clap:

tan dib ugu noqoshada wax jira maaha ee waa iska kaftanmaal. :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: The_Emperior5

Post by Goljano Lion »

Ina Baxar

Halkeed igala qaaday, maxaa ka siya, maxaa sacad muse meesha keenay...........sacad musaa-haad sheegayso anaa waso orodoo jeebada gasho
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”