
Tawali caali bay ahayd sxb
Waar inta badan waxaan tagi jiray makhaayad garoonka kubadda u dhawayd oo la odhan jiray '' Maqaaxida ila Muranta''
Tawalina kubadaan ka daawan jiray iyo aflaanta (ESPN-tii Ina Cali Timir)
Tawali waxay u dhawayd garoonkii Kubadda oo waxay ahayad meel kulmisa dhamaan waxa kubadda ciyaara.
Iyo Shamsu-diin

damn i missed Burco walee
