Page 2 of 2
Re: Quick question for MJ folks
Posted: Sat May 23, 2009 4:03 am
by Voltage
Rightwing, Facaye makes more sense than Gambuur.

Re: Quick question for MJ folks
Posted: Sat May 23, 2009 5:31 am
by Rightwing
Voltage wrote:Rightwing, Facaye makes more sense than Gambuur.

Correction: It's Gunbuur not Gambuur.
Back to the topic. Salaaddii Jimcaha ee Shalay In Ealing Mosque; Markii la salaama naqsaday Mj man midigta iga xigay ayaa igu yidhi: horta goormay burco ku dhawaaqi dawlad...anoo weli ka fekeraya waxaan ugu jawaabi lahaa ayuu hadana iga gaadhsiiyey, dhawr su'aalood oo lamida Mawduuca topigan. similar to Why is milk white?
MJ Gadh-dheerohooda, PHd holderkooda, Butcherkooda, Taxi driverkooda, Xaliimooyinkoodu isku si ayay kuu waraysanayaan.
Waryaa ilaahay yaqaan...ayaa iga soo hadhay.
Re: Quick question for MJ folks
Posted: Sat May 23, 2009 3:12 pm
by Voltage
Gambuur cambuur same shid. Kolay waxaasu nama soo galaan.

Re: Quick question for MJ folks
Posted: Sat May 23, 2009 7:42 pm
by jamols2
cambuur loooool