Addoow wrote:![]()
caqli iidoor,you aint going nowwhere walahi,come and join your brothers.
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
listen,kid,when ever the south united and forms a strong government,walahi idinkaa soo carari doonaa,waanu idin iibsan,HJ will be the first sub clan to support the re union.
soo maad diidiin ina lugu mamuulo oo aad hubka iska dhigtiid aniga ka naxaya oo walaalka eeh anigu hanku taliyo adigu isku tallin karrye meysiid eeh maxaad ku diidaysa when when uun baad na leedahay 20 sannadood ayaad is haysatey xata anigi bay ciiradii iga soo baxday anagu waanu dhaqaaqnay dawlad hanan dimuqradiad ciidan everthing ,
Habarjeclo baad soo hadal qaaday do you know what salaan carrabay said
Gujiski badda ayaan uga ahay gabiga darood eeh niman godobta isaaqa barrtay ayaan ghaadka ka haya
halyey

i tell you when u say i will join somaliland ayaa ka dhawdahay bal maanta maxaad haysa haba lugu yimadee eeh aniga waxan ku leeyahay adigu ii kalay , aniga kuma baaahnii adiga iii bahaan
