Mukhtaar Rooboow, sound better?sweeti wrote:and who is ABU MANSUR...that does not sound like a Somalian name dearShirib wrote:HAA wa ka soo horjeedaa
yaa lagu badalaa, Abu Mansuur
My dear bros and sis
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: My dear bros and sis
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: My dear bros and sis
sweeti wrote:and who is ABU MANSUR...that does not sound like a Somalian name dearShirib wrote:HAA wa ka soo horjeedaa
yaa lagu badalaa, Abu Mansuur
he is really digil and xurufle when he converted al shababisme he changed his name to abu mansuur

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: My dear bros and sis
Ii maad fahmin hyperactive
Ku maan odhan "you support al shaabab"
waxaan idhi --> ninkii aad la yaabanayd ee al shabaabka aha baad sidiisi oo kale u hadashay
Ku maan odhan "you support al shaabab"
waxaan idhi --> ninkii aad la yaabanayd ee al shabaabka aha baad sidiisi oo kale u hadashay

Re: My dear bros and sis
YES. but why would he change his name..ABN MANSUUR is kinda saudi nameShirib wrote:Mukhtaar Rooboow, sound better?sweeti wrote:and who is ABU MANSUR...that does not sound like a Somalian name dearShirib wrote:HAA wa ka soo horjeedaa
yaa lagu badalaa, Abu Mansuur
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: My dear bros and sis
hypercative su'aal kale ayaan ku haya .
Haddaney Al shabaabtu "viable option" aaaney ahayn , oo ay waalan yihin ..kuwan TFG-ga ee maanta kursiga haya , miyaaney ku la haboonayn in xaggey ka khaldan yihin laga toosiyo ?
Ilayn 2 years ka dib doorashooyin kale aya imanaya e

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: My dear bros and sis

hadee anigu nin dagalama , o marki la weydiyey, what you would do after war, said: we will see.

iyo aniga irihday, i dont know, but like im not going for war.

im just ra'ayigeyga ayan iska so turtay, anigo AC geyga iyo sariir teeda isakaga fadiya.lol
hadan qori qaato, wa maran ogahay what to do next.
ma sidi shirib bad doneysid odeyga aderkey turki inan irahdo

illen dadkan somalida maba kala aqaano.lol
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: My dear bros and sis
no ader, wahan galat ka lagu so disay, dib lagama sihi karo.Ina Baxar wrote:hypercative su'aal kale ayaan ku haya .
Haddaney Al shabaabtu "viable option" aaaney ahayn , oo ay waalan yihin ..kuwan TFG-ga ee maanta kursiga haya , miyaaney ku la haboonayn in xaggey ka khaldan yihin laga toosiyo ?
Ilayn 2 years ka dib doorashooyin kale aya imanaya e
it's not like im against them because just heck of it but tfg didnt work before with crazy AY, and wont work now with a clueless madrasa teacher!!
ashkaas iyo wajigooda la badalo, wah khair leh ko noqon mahayan. it's same useless principles that they created.
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: My dear bros and sis
He didn't change his name, it's a nick name. He used to live in Sudan and his sons name is Mansuur
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: My dear bros and sis
Waayahay .
Khalad ay ku dhisan tahay TFG-du waa maxay ?
Anigu AY marku xabshida la soo saftay bay arrinti ka xumatay baan u arka e , khalad-ku halkuu jira ?
Bal inoo sheega ?
Ma magaca TFG baa dadka dhibaya , ma' 4.5-kaa, waa maxay ?
Khalad ay ku dhisan tahay TFG-du waa maxay ?
Anigu AY marku xabshida la soo saftay bay arrinti ka xumatay baan u arka e , khalad-ku halkuu jira ?
Bal inoo sheega ?
Ma magaca TFG baa dadka dhibaya , ma' 4.5-kaa, waa maxay ?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: My dear bros and sis
Ina Baxar wrote:Horta mid baa jirta Emperiorow , inaar kaftanka iyo waxan kale kala saar .The_Emperior5 wrote:ina baxar ha isku mashquuliin koonfurians ma fakarii karro maskaxda laga habaray marka waxan kula tallin laha inad teena ka hadashid iyo siidan wax oo wadda qaban lahayn. havent seen you in the private somaliland section yet maxa dhacay , koonfuriansku dantooda garan mayaan danta ummada somaliyeed na garanmayaan ta oo fiican na garan mayaan ta oo xun na garan mayaan marka la isku ma mashquulio
Waxa habaaran hadalkiisa ayaa laga garta e , yaaney "cameradu" ku qaban inaar
dhibta hayasata wa tan miid kale hada loo dhiibo chanes la siin mayo marka wax alala waxay soo kordhinays aya iska yar
http://www.imeem.com/people/k2a7Sv/musi ... -xamarwma/
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: My dear bros and sis
it's not the name but it's 4.5, all warlods and tuugadi shalay omba mesha joogta.
wah dibada lagu disay and have no somali people support, will not work and we cannot make it work.
wa iska bunch of useless odayal, mesha money in ay ko qeyb sadan o fadiya.
wah dibada lagu disay and have no somali people support, will not work and we cannot make it work.
wa iska bunch of useless odayal, mesha money in ay ko qeyb sadan o fadiya.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: My dear bros and sis
War bal niyow uu kaadi emperiorow
Iminka haddi nin dhakhtar isku sheegaya u meherad furto { kaasi waa adiga e la soco
}, sababta u u furtay meheradaasi so inuu dadka ku daaaweyo ma'aha ?
Haddaba ninka dhakhtar-ka ah , xanuunka ku haya ma' adiga ayaa u sheegaya mise isaga ayaa ku sheega intaanad hadlin ba' intuu cay kugu daro ?
ya?
War inaar u kaadi , bal aynu kala waraysano dadka

Iminka haddi nin dhakhtar isku sheegaya u meherad furto { kaasi waa adiga e la soco

Haddaba ninka dhakhtar-ka ah , xanuunka ku haya ma' adiga ayaa u sheegaya mise isaga ayaa ku sheega intaanad hadlin ba' intuu cay kugu daro ?
ya?

War inaar u kaadi , bal aynu kala waraysano dadka
Re: My dear bros and sis
I support Sheikh Shariif and the TFG, lets just give him a chance and see what he does, it's too soon to judge him, we are just being so impatient.
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: My dear bros and sis
Bal is weydii, dawlada federaalka yaa sameeyey? Xagee lagu sameeyey? Yaa ku jira? Sharciga iyo dastuurka ey ku dhisantahay diinta waafaqsan miyey kasoo horjeeda? Intaas markaad jawaab iga siisid ayaa kala doodeyna.
Last edited by Somaliman50 on Sat May 30, 2009 5:13 pm, edited 1 time in total.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: My dear bros and sis
Ninkii wuxu necebyahay uun ay u muuqato , wuxu se rabo aan ogayn , sheegi karin , difaaci karin mowqifkiisa siyaased , waa nin xaasidnimo hogaaminayso .
Shirib , hadal cad weeye
Abakar 20 ayaad la haysata?
ma aniga ?
sua'sha adiga lagu waydiyay , sua'l kale ha inoola soo jeesan inaga .
ama hadal , ama aamusnow
Ina la dood kaa maynaan codsan , adiga ayuun ba iska soo galay halkan ..lagu ma yeedhan ee horta bal ogow taas .ya?

Last edited by Ina Baxar on Sat May 30, 2009 5:12 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 986 Views
-
Last post by Spursman
-
- 5 Replies
- 650 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 13 Replies
- 742 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 3 Replies
- 1196 Views
-
Last post by Qatar_isaaq_chick
-
- 31 Replies
- 1388 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 7 Replies
- 602 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 5 Replies
- 1014 Views
-
Last post by Bibaaye6828
-
- 6 Replies
- 529 Views
-
Last post by Jeffo
-
- 16 Replies
- 451 Views
-
Last post by AbdiWahab252