
badeynda ogu gali jirtay.lol
ader horta aniga wah e diba maba jira, alhamdullah Allah gave me patience of whole somali nation ko filan.lol
abahey ba yirahda: if you feel hardship time say: dibatoy Allah weyn o qadir ah ban leyahay.
nin aalim ah o la yirah hassan al basri ba malin la weydiyey: dadku mahey ko je'el yihin?
he answered: dadku waha qiimo la leh in this dunya [maal, iyo power etc] hadad uba deyso o adan ba ko qabsan.
mahey iguba so donan.lol
he was a wise guy. in somali case qabiilkooda iyo little things ay meshan ku hayan anigu shaqo kuma lihi, and doesnt even bothers me. if my brother meshan iska so galo, iska nafiso o hadal igu tuuro, hadan iskaga ba amusa, anigana wah i yeeli meyso, ajir omban ka heli , isagana wo iska nafisay. marka wa win win situation to me.
ps; how come i didnt get that pm? maybe my vote doesnt matter to sahibkey voltage, or he knows my possition[mowqif]? lol. whatever reason i didnt get that pm.