Weird stuff that has happened to you

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
1_londoner
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8904
Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am

Re: Weird stuff that has happened to you

Post by 1_londoner »

Beer-Dilaacshe wrote:Haa maalinba anigoo magaalada hargeysa jooga ayaan inan Schoolka aanu wada dhigano oo weliba isku galaas nahay ayaan is idhi buugii juquraafiga ka qaado oo cashar i dhaafay ayaan doonaayay inan ka soo qorto, haddaba inantii markii aan waydiiyay buugii ayaa waxay ii sheegtay in aanay buugii juquraafiga iminka sidan laakiin ay gurigii kaga timi, inantana aad baanu isagu dhawayn oo isku xaafado ayaanu ahaynba, waar waxba yaan hadal kugu daaline markaa oo aan inatii la hadlayo ayaa mid ardaydii ka mida igu soo baydhay inatiina way iska dhaqaaqday oo xagaa iyo hablihii ayay u kacday, inyar ka dib ayaan arkay inantii oo sii socota oo hablihii inyar usii jirta markaasaan intaan ka yara daba yeedhay ayaan idhi '' Naciimaay dee caawa ma ii dhiibaysaa?'' Aniguna buugii baan u jeedaaye hadda la soco inantii ayaa markiiba ku jawaabtay '' Haa Haa walaal'' al markaasaa meesha wixii hablo iyo inamu fadhiyayba way nasoo eegeen! HUH Weird

Waar markaasaan khajilaad hadli kari waayay inantiina wayba iga sii daran tahay oo halkan bay cadho la jiq tahay! soomaalidu waa dad qudhana oo hadalka sidadaad uga jeedo mooyee si kale u turjumaya :x
Aniguna waxaan u jeedayn uun buuga ma ii dhiibaysaa caawa, ..... Iyaguna waxaabay is yidhaahdeen waar sawkuwaa point-giiba toos u ishaaray :|
ahaha :lol: :lol:
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Weird stuff that has happened to you

Post by nomadicwarlord »

I don't believe in stuff like that but it happens all the time, especially dreaming about something and then it happens.
Ka darag
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13122
Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Re: Weird stuff that has happened to you

Post by Ka darag »

Executive wrote:I always end up seeing people i don't wanna see. When I go to a certain places or area and in my mind I wish i don't come across a certain person, I end up meeting whoever i have in mind.
Always happens :x
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”