HELWAA wrote:cool
I had this friend who used to listen to muxaadaros on paltalk, maalin kasta mesha way faanin jirtay..alla maxaa wacdi ka dhargay soo gal paltalk...cala kuli xaal maalinba oo sheekhiy wacdinayey kamerad dumarki iyo dadki mesha ka buuxi oo shiday...guess what, he was naked, bahalkiisi yarana sharabaad buu soo galiyey..yacni the most important baan iga qariyey bu dadki ku yeri.Inantii maalintaas baa oo ugu danbaysay paltalk danbe........hadii xita aad soo hadal qaadid wayba ka xanaaqda.![]()



that place should be called SAQAJAN.COM
