Page 2 of 2

Re: Reer Somalinet Paltalk

Posted: Wed Jun 24, 2009 12:31 pm
by Macaaney_1991
HELWAA wrote:cool

I had this friend who used to listen to muxaadaros on paltalk, maalin kasta mesha way faanin jirtay..alla maxaa wacdi ka dhargay soo gal paltalk...cala kuli xaal maalinba oo sheekhiy wacdinayey kamerad dumarki iyo dadki mesha ka buuxi oo shiday...guess what, he was naked, bahalkiisi yarana sharabaad buu soo galiyey..yacni the most important baan iga qariyey bu dadki ku yeri.Inantii maalintaas baa oo ugu danbaysay paltalk danbe........hadii xita aad soo hadal qaadid wayba ka xanaaqda. :down: :down:
:shock: :shock: :shock:

that place should be called SAQAJAN.COM :down:

Re: Reer Somalinet Paltalk

Posted: Wed Jun 24, 2009 12:35 pm
by CoolPoisons
^^ Shekh Farah

maxaad u hadli weysey? dhowr jeer baan kaga codsaday inaad mic so qabsatid waana diiday

yaa xun, anigoo will hoog ah oo xiniyeehayga so bandhigay micna qabsaday oo kudbeeyey mise adiga oo cunug yar oo wali qaankaarin oo diiday mica