Reer-Siyaad dad laangaab ah ma aho oo hal magaalo lagu yaqiin. Ballanballe iyo Garbaharreyba waa xor. Waa dad ka soo horjeeda xabasha hadi ee reer-balanbale ama garbaharrey yahiin. Waakaas Garane Nuur dhex dhexaadin ka wada laba dhinac marne Baardheere aado marne Luuq iyo Garbaharrey.
War Reer-Siyaad waa dawld waane qarni, ee kuma shaqeeyaan "illahayo booska haa heelo sidu qeyb wax iga siiyo"...juffoyin qaarkood magan'alley ayaba uu bixiney



