HELWAA wrote:You cant compare a cadaan woman to somali.Naagaha soomalida sida degaaga ayey wax oo dhalaan.Habeenka ay 40tan baxdo ayaa mid kale laga gaarsinaya.Baruurti hore oo dhicin bay to kale sii foolaysa.Most white women have goals in life they plan every step in their livs, they get back in shape , go back to work etc etc while most soomali women become best friend with baasto iyo bariis iyo sariirti xagay iga xigta.No family planning what so ever.....WAA JUST UUN XABAD BAC WAYNE AH DHAC..DABDO HA SII FIDO..No EXERCISE...NO HEALTHY FOOD.....HAMBADA CIYAALKA KA DHARAG SEEXO.Habeenkiina waa tafadal yaa cami.




family planning is a must walahi...