Page 2 of 2

Re: Taariikhdii Ugaas Nuur Cubudhiye

Posted: Thu Aug 13, 2009 4:57 pm
by Faarax-Caytame
Boqoradii Ingiriiska oo ka soo degtay Xeebta Waqooyiga oo diiday iney dhulka ku socoto,Oo Beesha Isaaq xambaareen oo korkooda saareen
Image

Re: Taariikhdii Ugaas Nuur Cubudhiye

Posted: Thu Aug 13, 2009 6:02 pm
by ina aadan
khaali
sxb maad iska qirataan ileen africa oo dhanbaa la gumaystee :lol:

Re: Taariikhdii Ugaas Nuur Cubudhiye

Posted: Fri Aug 14, 2009 12:11 am
by Queen_Arawello
Faarax-Caytame wrote:Boqoradii Ingiriiska oo ka soo degtay Xeebta Waqooyiga oo diiday iney dhulka ku socoto,Oo Beesha Isaaq xambaareen oo korkooda saareen
Image

:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Taariikhdii Ugaas Nuur Cubudhiye

Posted: Fri Aug 14, 2009 7:53 am
by hanqadh
meesha iidoor iyo ogaden baa la hadal hayey ee maxaa darood keenay....atleast original picture keen waa photo shop.

Re: Taariikhdii Ugaas Nuur Cubudhiye

Posted: Fri Aug 14, 2009 9:39 pm
by hanqadh
khalid ali wrote:
hanqadh wrote:meesha iidoor iyo ogaden baa la hadal hayey ee maxaa darood keenay....atleast original picture keen waa photo shop.

daroodki ma ka wus wustay hanqadhow :lol: :lol: way dhacda :mrgreen:
laakin marku nin isirkiisu xunyahay gundihisu na ma daahiran :mrgreen:

maya adigu habarta ingriiska ee kaadida iyo xaarka iska dhaqin ee u suujuudaan ma ka wuswustaa? :lol:

goormaa la siin doona riyaale iyo silaanyo knighthood? :lol:

Re: Taariikhdii Ugaas Nuur Cubudhiye

Posted: Sat Aug 15, 2009 6:58 pm
by Queen_Arawello
Drunkard XaarKeyse post ur shit in Somalidid section :arrow: :arrow:

Re: Taariikhdii Ugaas Nuur Cubudhiye

Posted: Sat Aug 15, 2009 7:26 pm
by camanje
exeyse,

inanyahoow beenta maxaa kuugu wacan?
war xeebta waa tii barbera,you know this..its part taariikhda geeska africa :lol:

midakale waxaad tidhi darood waa inoo darood,walee been baad sheegtay.

darood waa ogadeen gooni ah..majerteen gooni..dhulbhante gaar..marexaan gooni,our eggs are not gathered in one basket :lol:

Re: Taariikhdii Ugaas Nuur Cubudhiye

Posted: Sat Aug 15, 2009 7:40 pm
by Queen_Arawello
camanje wrote:
darood waa ogadeen gooni ah..majerteen gooni..dhulbhante gaar..marexaan gooni,our eggs are not gathered in one basket :lol:
:lol: :lol: :lol: Camanje nimankan habraha ku abtirsada hadal uma furna..