Page 2 of 3

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Fri Aug 14, 2009 2:27 pm
by Khalid Ali
Babygirl- wrote:Awoowe Saciids mom and wives & all of his sons wives were Idoor, Waar hooy nagihiina ceeshta.. they are obsessed with Dhulo men.. :down:

His Sisters & Daughters & Grandaughters were all married of to other Jaberti's :up:

sheeko can you proof that babygirli inanay ciid kale uu gallin

suaashii iga jawaab dee why uu dhexeysa dhulbahante abtirsii iyo mejeerteen 10 oday maha the same generation isku hartii ma noqon karran mathematically

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Fri Aug 14, 2009 2:41 pm
by Babygirl-
Abtiriskeenu wakaas...

Babygirl will marry a Jaberti inshalaah.. 8-)

Anyways this is a lesson for Reer-Garaad only.. :idea:

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Fri Aug 14, 2009 3:32 pm
by Addoow
Babygirl- wrote:khalid u forgot Garaad Cabdalle after Garaad Faraah, So Garaadkene 25 bu Darood ka tirsada & thier is no Sultan in our Abtiris. :idea:

Hayaag, Muse, Abdale, Yahye & Habarwa where all Rulers after our Awoowe Saciid Jaana Gaale Died.. Shirshore became an Ugaas & changed it to Garaad.

Hayaag Saciid as a Ruler is famouse for the story of welcoming our Fiqishini brothers..

Yahye Cabdale as a Ruler was respected..

Halaa Yeelo Yahye
Habarwaa Hubkaa Dhiig..
Halaa Yeelo Yahye.
Something..... something..

:clap: :clap: :clap:

Queen :clap: :clap:
did u memorize all those things?

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Fri Aug 14, 2009 3:35 pm
by Addoow
Babygirl- wrote:Abtiriskeenu wakaas...

Babygirl will marry a Jaberti inshalaah.. 8-)
Khalid aren't ur aunt's all married to Dhulos? :lol: :lol:

Anyways this is a lesson for Reer-Garaad only.. :idea:
lool,not bad. :mrgreen: you wont be considered a race traitor anymore.

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Fri Aug 14, 2009 3:42 pm
by Khalid Ali
Babygirl willl marry a iidoor and she will live in hargeysa :lol: jeberti ba ya is la ghaadhaya :lol:
no more higlada only for fassax :mrgreen:

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Fri Aug 14, 2009 3:48 pm
by Babygirl-
^ :roll: :arrow:

Addow i am an expert. 8-)

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Fri Aug 14, 2009 4:24 pm
by Khalid Ali
haye mejeerteenka ma isku harti baad tihin :lol: :lol:

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Mon Aug 17, 2009 9:47 am
by ShirShoore7
"Awoowe Naleyee Ahmed Had 9 sons."

Babygirl there are 13 sons of Naleye axmed

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Mon Aug 17, 2009 12:45 pm
by Babygirl-
Shirshore name them dee, anigu i knew 9 but i can only remember 7..

And i can name the others dhulos subclans but i just named the largest most well known ones..

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Wed Aug 19, 2009 4:21 am
by Babygirl-
Sarahaa Dhadheer iyo Laascano yaa iskaa leeh?
Xoolahaa iyo Maalkaa bataay ya iska leeh?

Gaaladaa ya xasuuqayo Tariikh baal dahaba ka galaay?
Gacaan Furaan iyo Gobanimo Yaa loogu taaga?

Somalinimo iyo Deris wanaag yaa laaga heela?
Dowlaadnimo iyo Qaranimo ya Yaqaan?

Dhamaan Dhulbahante wacane baan amaanayaa...
Garaad, Geesi iyo Geel baa Gurigeena laga heelaa..
Oo Sool, Sanaag iyo Cayn baan Degnaa!!


Hayaag iyo boqoradenaa Dahaabka ahaa..
Suldamadi Yahyee ee Amarkaa Weyna..
Geesiyada Hawd Daagee Khaliid Kuu Magaaca dheer...


Shirshoore haa Sharaaftaa leeh baan amanayaa..

Mahamuud GaraadKa magacaa weeyn baan amanayaa..

Lafahaa iyo dhuuxaa Omar Waceys baan ahaay!!

Gesinimo iyo Gobanimo baa laagu yaaqaan!

Ragaa laaga Cabsadee ee Gacaanta Biirtaa ah leeh,

Jamac siyaad weeyee ee haalagaa Sikaadoo...

Gartaa iyo Goobanimo ragaa loogu taago!

Ugaaryahan badane weeyee haa laga cabsadoo...

Waceys Abdule iyo Mahamuud Ugaryahaan

Madaxda deene weeye fadhigaa Haa looga kaacoo!!

Nuur Ahmed Kaa Geela Badaan een laa gaari kaarin..

Madaxnimo iyo Dowlaadnimo Reerkaa loogu taago!!

Sharaaf laa duloo Dayaaxa laa dul Degaay Naleeyee Ahmed Baana layiraahdaayee naaga cabsoo..

Garashaa dheraad ah iyo Garaadnimo Reerka loogu Taago..

Garaad Faraah weyee iyo Boqortoyada Dhulbahante..

Garaad yasiin iyo Garaad mahamed.

Madaxda dhulbahnate weeye haa loo istaago..

Guul badeenehenuna waa Guleed Garaad ..

Ali Geri iyo Geesiyadi Sayidka Dhalaay..

Reer Hagar ka Laga cabsado iyo Mataankooda Wacays..

Arale mahad iyo Farax adanka Fardaaha leeh..

Hasaan, Huseen, Xamud iyo Mahamuud kaa Reer Ugaas

Qayaada Dabkaa ah baa naaga dhashaaye...

Bare, Abokor iyo Hinjiile haa cuulculus..
Mahamed muse, Ebirar iyo Ali Garaad ka wacan..

Dhamaan Dhulbahante waan salaamaayaa..

Oo Harti iyo Dowlaada baan Galnaa..
Kombe iyo Curadada Kablalaax baan Galnaa..
Darood weeynee baan kuu abtirsanaa...
Ismaciil Jabeerti ayaanu nahaay...
Aloow boqora naga dhalisee waa kuu mahad naqi..

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Wed Aug 19, 2009 10:43 am
by Ducaysane_87
Professor Baby @ :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Fri Sep 25, 2009 7:06 am
by CoolPoisons
:up: :up: Dhulos

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Fri Sep 25, 2009 11:25 am
by The_Emperior5
Babygirl- wrote:^ :roll: :arrow:

Addow i am an expert. 8-)

Babygirl for you

Watay hiiglada hore uga timadayee
watay harrade ciideed soo martaye
watay hawadda hargeysa ku hadhsataye
watay haybb uga tagta hamaha harti eh. :clap:
watay hufnaan iyo hiido uu hagoogataye
watay haddal hasaawe baddan igu higaadsataye
Watay hanbo iidoor hal uu haybsateye :lol:


:rose:

aint i a great poet :mrgreen:

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Mon Sep 28, 2009 9:27 am
by Xamud.
^^^^^
Your pathetic see yourself out of this section :arrow:

Re: Professor Baby on Abtiris..

Posted: Mon Sep 28, 2009 10:10 am
by The_Emperior5
oo gobolka sool ma reer kaliya leh Gobol somaliland ah i feel at home here :mrgreen: :up:
Marka aflagadaa joogii xamu yarow :mrgreen: