Page 2 of 2
Re: Reer Warfaa
Posted: Fri Dec 18, 2009 4:39 pm
by snoop12
Burao_Media wrote:War, nimanka Reer Dalal alone are like close to 500,000 or more, must be th largest section in Somali history along with the Xiirsi Cisman, they are also young I
think about 5-7 generations..
Walle, wa niman lan-dheer ah, but pitty that does'nt mean much when it come to warfare

that is simply Not possible, because most Rer Dalal Diini(Marexan) count 4-7 generation to Dalal, and Dalal Diini was Bah Ogaden.. and the subclan of his mother was Rer Dalal -> Rer Cabdille -> Ogaden.
Re: Reer Warfaa
Posted: Fri Dec 18, 2009 4:57 pm
by Erigavo-Man
dude we are already inches away from QabriDahar, watch out for Reer Diriiye Sugalle.

Re: Reer Warfaa
Posted: Fri Dec 18, 2009 5:26 pm
by ina aadan
snoop12 wrote:Burao_Media wrote:War, nimanka Reer Dalal alone are like close to 500,000 or more, must be th largest section in Somali history along with the Xiirsi Cisman, they are also young I
think about 5-7 generations..
Walle, wa niman lan-dheer ah, but pitty that does'nt mean much when it come to warfare

that is simply Not possible, because most Rer Dalal Diini(Marexan) count 4-7 generation to Dalal, and Dalal Diini was Bah Ogaden.. and the subclan of his mother was Rer Dalal -> Rer Cabdille -> Ogaden.
reer siyaa iyo reer dalal yaa badan
Re: Reer Warfaa
Posted: Fri Dec 18, 2009 5:30 pm
by ina aadan
ducaysane dhulkan ma kala taqanid
waayo waxaad tahay sacad yoonis
oo waxaad dagtaan sanaag iyo barigaas
marka anaga nawaydii dhulkan markaad wax ka rabtid inaad ka ogaadit
Re: Reer Warfaa
Posted: Fri Dec 18, 2009 5:36 pm
by Erigavo-Man
ina aadan wrote:ducaysane dhulkan ma kala taqanid
waayo waxaad tahay sacad yoonis
oo waxaad dagtaan sanaag iyo barigaas
marka anaga nawaydii dhulkan markaad wax ka rabtid inaad ka ogaadit
war anigu sii iska Ron baan uu kala aqaana dhuulka ee deegaan H.Y ee Hawdka - Sediidey ba ah Reer Caynaashe -Reer Hawd marka reerkeeda ba wax badan ee Hawdka ku sabsan ka kala bartay iyo meelo kale oo badan.
but i am not 100% perfect in the Hawd though.
miida labad ya ku baray ina SY ahay?
Re: Reer Warfaa
Posted: Fri Dec 18, 2009 5:44 pm
by ina aadan
Erigavo-Man wrote:ina aadan wrote:ducaysane dhulkan ma kala taqanid
waayo waxaad tahay sacad yoonis
oo waxaad dagtaan sanaag iyo barigaas
marka anaga nawaydii dhulkan markaad wax ka rabtid inaad ka ogaadit
war anigu sii iska Ron baan uu kala aqaana dhuulka ee deegaan H.Y siiba Xirsi Cismaan ee Hawdka - Sediidey ba ah Reer Caynaashe -Reer Hawd marka reerkeeda ba wax badan ee Hawdka ku sabsan ka kala bartay iyo meelo kale oo badan.
but i am not 100% perfect in the Hawd though.
miida labad ya ku baray ina Sacad Yoonis ahay?
dee adaa yidhi bery hore
e waxaan ku waydiyay S-Y ma waxay galaan ismaaciil caare
Re: Reer Warfaa
Posted: Fri Dec 18, 2009 5:50 pm
by Erigavo-Man
haa Sacad Yoonis wa Cismaaciil Carre , so is Xirsi Cismaan we both fall in the same branch so it comes naturally for us to know each other's deegaans.
it's like Reer Ugaas Warfaa and Reer Isaaq so of course they will know each other's deegaans.
Re: Reer Warfaa
Posted: Fri Dec 18, 2009 7:09 pm
by ina aadan
Erigavo-Man wrote:haa Sacad Yoonis wa Cismaaciil Carre , so is Xirsi Cismaan we both fall in the same branch so it comes naturally for us to know each other's deegaans.
it's like Reer Ugaas Warfaa and Reer Isaaq so of course they will know each other's deegaans.
gartay laakiin waxaad ogataa inaa kaaga dhawahay deegaan ahaan
waayo anaga geelashayaada isla daaqa
Re: Reer Warfaa
Posted: Fri Dec 18, 2009 9:47 pm
by Abdi-Samatar
^^^taas wa ruun.
Re: Reer Warfaa
Posted: Sat Dec 19, 2009 1:57 am
by Boodh iyo Torre
.
Re: Reer Warfaa
Posted: Sat Dec 19, 2009 2:02 am
by Boodh iyo Torre
.
Re: Reer Warfaa
Posted: Sat Dec 19, 2009 2:04 am
by Boodh iyo Torre
ina aadan how far is say Ceel Baxay aamba, Marsin, Nus Dariqa, Xodaya, from Qabri Dahir? 30km more whats is your estimate?
Re: Reer Warfaa
Posted: Sat Dec 19, 2009 2:11 am
by Boodh iyo Torre