Page 2 of 2

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 2:08 am
by Murax
Cabdi Rashiid Xidig oo sheegay in Wasaaradda arrimaha Gudaha Dowlada Federaalka ay dhawaan Maamulo u dhisi doonto Gobalada dalka Somalia.


Muqdisho, Somalia (AOL) -Dowladda Federaalka Somalia ayaa shaaca ka qaaday in ay Awoodeeda maamul ku baahi doonto dhamaan Gobalada Dalka Somalia xilli ay gobalada dalka maamulaan Xoogag Islaamiyiin ah.

Wasaaradda arrimaha Gudaha Dowlada Federaalka Somalia oo maanta kulan la yeelatay Saxaafadda ayaa sheegtay in ay meel wanaagsan u marayaan qorshayaal lagusoo dhisayo maamulada gobalada dalka.

Wasiiru Dowladaha Wasaaradda arrimaha Gudaha Dowlada Federaalka Somalia Cabdi Rashiid Xidig oo Shir Jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in ay diyaariyeen barnaamijyo ay maamulo ugu samaynayaan gobalada dalka.

" Wasaaradda arrimaha Gudaha waxay diyaarisay qorshayaal maamulo loogu dhisayo gobalada dalka Somalia si ay u metelaan Dowladda Somalia" ayuu yiri Cabdi Rashiid Xidig.

Dhinaca kale Wasiirka ayaa beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ah ay dalka joogaan isagoona sheegay in aanay dowladu ka war hayn wax Ciidamo Itoobiyaan ah oo dalka Somalia joogo.

Beeninta Wasiiru dowlaha ee ku aadan joogitaanka Ciidanka Itoobiya ayaa kusoo aadaysa xilli Cutubyo katirsan Ciidanka Itoobiya ay ku suganyihiin magaalada B/weyne.



Max'med Xasan Waasuge,Allgedo/Muqdisho


Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 2:09 am
by Murax
Emir Cabdirashid :up:

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 3:45 am
by ina aadan
Murax inaderow ninkan aadna daba wadid
maba naqaane muxuu yahay

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 4:03 am
by Murax
ina aadan wrote:Murax inaderow ninkan aadna daba wadid
maba naqaane muxuu yahay

Waa caqliga guud ee Beesha Absame. He's Maqaabuul :up:

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 4:38 am
by ina aadan
Murax wrote:
ina aadan wrote:Murax inaderow ninkan aadna daba wadid
maba naqaane muxuu yahay

Waa caqliga guud ee Beesha Absame. He's Maqaabuul :up:
war waan garane waxaan ka wadaa yacni ma´ah nin
macquula waayo tolkiisba kuma kalsoona.
wali maan arag nin ogaden ama absame oo ninkaa soo hadal qaadi
marka waxay saasi ku tusi inuu yahay nin aan jirin

waa caaqilaa :lol:

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 6:29 am
by hanqadh
Proffessor ghandi :up: :up: xidig :down: :down:

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 6:50 am
by Murax
ina aadan,

Cabdirashid Xiddig inu maamul idin sameeyo maxaad marksato u diidan

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 7:02 am
by ina aadan
Murax

inader isagu waa inuu kasbado kalsoonida shacabkiisa

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 1:06 pm
by new-york24
murax,

maad naga deysid qashinkaad na dabo wado,xidig waa jaanjaan asoo yar sariirta ka dhacay :down: waaba nin waalan,maamulka yuu u dhisi xaguuse ka dhisi dhulkiba ma tagi karee?


Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Thu Aug 27, 2009 5:23 pm
by Murax
new-york24 wrote:murax,

maad naga deysid qashinkaad na dabo wado,xidig waa jaanjaan asoo yar sariirta ka dhacay :down: waaba nin waalan,maamulka yuu u dhisi xaguuse ka dhisi dhulkiba ma tagi karee?


Maxamed Subeer waa hanguri. Xitaa Sayydiki aun baad ogolaan waydeen Emir Xiddig iskaba dhaaf

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Sun Aug 30, 2009 5:44 pm
by sadeboi
Murax wrote:
new-york24 wrote:murax,

maad naga deysid qashinkaad na dabo wado,xidig waa jaanjaan asoo yar sariirta ka dhacay :down: waaba nin waalan,maamulka yuu u dhisi xaguuse ka dhisi dhulkiba ma tagi karee?


Maxamed Subeer waa hanguri. Xitaa Sayydiki aun baad ogolaan waydeen Emir Xiddig iskaba dhaaf

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Sun Aug 30, 2009 8:27 pm
by Hard-Rock
Murax wrote:
new-york24 wrote:murax,

maad naga deysid qashinkaad na dabo wado,xidig waa jaanjaan asoo yar sariirta ka dhacay :down: waaba nin waalan,maamulka yuu u dhisi xaguuse ka dhisi dhulkiba ma tagi karee?


Maxamed Subeer waa hanguri . Xitaa Sayydiki aun baad ogolaan waydeen Emir Xiddig iskaba dhaaf
Murax, what's your obsession with Ogaden Sub clans?

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Tue Sep 01, 2009 1:14 pm
by Advo
I love this section :lol: :up:

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Tue Sep 01, 2009 6:09 pm
by Murax
Hard-Rock wrote:
Murax wrote:
new-york24 wrote:murax,

maad naga deysid qashinkaad na dabo wado,xidig waa jaanjaan asoo yar sariirta ka dhacay :down: waaba nin waalan,maamulka yuu u dhisi xaguuse ka dhisi dhulkiba ma tagi karee?


Maxamed Subeer waa hanguri . Xitaa Sayydiki aun baad ogolaan waydeen Emir Xiddig iskaba dhaaf
Murax, what's your obsession with Ogaden Sub clans?

Cawlyahan, Maqaabul, Bah Gerri :up: 8-)

Maxamed Subeer :?

Re: Future President Of Jubbaland Doing Well

Posted: Wed Sep 02, 2009 6:58 am
by ina aadan
Murax maxaa kugu diray reer zubeer
ismaba gaadhaane