^^ waryaa waxaas aa dhihinMurax wrote:CoolPoisons wrote:^^ Hamar cid kasta tagi jiray. Aniga shaqsian Hamar waan ku dhashay laakin Bardhere la ii geeyey after thatMurax wrote:Coolpoison,
Waan gartay laakin ninkaan isna Caabudwaaq caan bu ka ahaa.
Laakin Mashallah give u credit, Marexaanki Xamar usoo cararaaye maadan ahayn berigi kacaanki![]()
Ninyaho Gedo adaa joogi jiray, How langaab are Cali Xusseen
Rer Ali Husein waa Nabadoono. Haduu dagaal beleed dhaco ayaga waanwaanta bilaabi jiray si colaada la joojiyo
