That is the force training in tuulada Caanoole, the rest are busy spreading Islam in Kismayo. Quality over quantity any day.
5 kufaar have been sent away in Cabdalla Biroole village already and another 15 have been wounded by the mujahideen.
Mucaskarka Alfurqaan oo duulaan ku qaadey deegaanka Cabdalla Biroole… Suldaan Beesha Cawramalle/Warsangali oo ka hadley weerarka lagu soo qaadey…
Kismaayo: Mucaskarka Alfurqaan ayaa waxay dagaal ku qaadey deegaanka Cabdalla Biroole oo ahaa meelihii sida aadka looga taageeri jirey, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay. Dagaalka shalay ka dhacay Cabdalla Biroole ayaa waxaa ka dhashey dhaawac iyo dhimasho lagu qiyaasey ilaa iyo 5 dhimasho ah, iyo 15 dhaawac ah.
Suldaanka Beesha Cawramale Xuseen Hafow ayaa warbaahinta Dhahar Online isagoo maanta ku sugan deegaankii dagaalka lagu soo qaadey isla markaana ay kusoo qaadeen koox magac diineed huwan oo beel ahaana u dagaalameysa. Suldaanka ayaa sheegay in beeshan aytahay mid lasoo marin habaabiyey oo ay beel kale soo adeegsatey. Suldaanka ayaa sheegay in arintani ay wadaan sidii loo dhex dhexaadin lahaa. Haseyeeshee beel waliba ugu baaqey iney aado meeshii ay ka timaadey.
Beesha Cawrmalle ayaa waxaa laga dareemayaa dhiilo colaadeed iyo gurmad aad u fara badan oo kasoo ruqaansadey deegaanada Buulo Xaaji iyo Kismaayo. Waxaan idiin soo gudbin doonaa wareysiyo/sawiro dhawaan, hamoogaanin….
Dhahar radio