Diyeeshaha_Tolka wrote:there is nothing wrong with sufis,,laguma sheegi karo gaalnimo,,waa run inay qaladaad yar yar ay sameeyaan laakiin waxay u baahantahay in looga wacdiyo oo loo sharaxo qaladka ay ku jiraan ee ma ahan in meelaha laga dacaayadeeyo,,
before 1990s almost 99% somalis were sufis laakiin hada waxaan dhihi karaa only 10% ayaa sufi ah.,,intaasna waxay ku timid culimada oo ku dadaalay sidii ay diinta saxda u bari lahyeen umadeena ee kuma imaanin dagaal iyo dacaayad
kuwa wax wacdiinaya wa ayoo yase wax ka dhagaysanayaa ma kuwa leh labaykalla usama la bayk

war kuwa wacdii laga ma dhagayssto anigu kuwa wahaabiyiinta kutubtooda berrii horre ayaan laabay