Latest news the war in the lower jubba

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Latest news the war in the lower jubba

Post by kambuli »

Emperior,

Come on don't try to be smart with me. Who exactly are you calling Argagixiso? Waa xiligii Somalida kale aad ku sheegi jirteen Argagixiso miyaa? Eed iska gadi jirteen dawladaha waaweyn? Xiligiiniibaa la gaadhay miyaa?

Adeer you are on the same boat...Wadaaddadu meel walba waa joogaan...Kuwan madaxda u ah Kismaayana waa ilmaadeeradaa oo aday kaa yimaadeen..Sidaa darteed waa in la raadiyaa meeshii ay ka yimaadeen oo ah aqalkaaga :clap: :clap: :clap: Hoyga argagixisadu waa aqalkaaga ee is Ilaali... :lol: :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Latest news the war in the lower jubba

Post by Hyperactive »

:lol: :lol: :lol: kambuli.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Latest news the war in the lower jubba

Post by The_Emperior5 »

kambuli wrote:Emperior,

Come on don't try to be smart with me. Who exactly are you calling Argagixiso? Waa xiligii Somalida kale aad ku sheegi jirteen Argagixiso miyaa? Eed iska gadi jirteen dawladaha waaweyn? Xiligiiniibaa la gaadhay miyaa?

Adeer you are on the same boat...Wadaaddadu meel walba waa joogaan...Kuwan madaxda u ah Kismaayana waa ilmaadeeradaa oo aday kaa yimaadeen..Sidaa darteed waa in la raadiyaa meeshii ay ka yimaadeen oo ah aqalkaaga :clap: :clap: :clap: Hoyga argagixisadu waa aqalkaaga ee is Ilaali... :lol: :lol:
Anagu waanu soo tarxiilnay mana iman karran dhulkayaga wana ka danbiile dhulkayaga marka maxaad sheegayssa ,

wa argagaxiiso waxay meesha uu taggeen carabta ka timada asia iyp pakistaantu maxay wadankoodii uga yimadeen oo ay somalia uu yimadeen because fursad bay ka hellen Somalia lol the same with seylici and godane. ma ii fahmayssa hadda kambuli
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Latest news the war in the lower jubba

Post by kambuli »

Emperior,

Adigaa u baahan inaad I fahanto walaal :up: Aragagixisada meesha ay kasoo qulquleyso waa in la tagaa oo meesheeda lagu joojiyaa..Sidaa darteed adeeradaa aqalkaaga ayey ka yimaadeene waa in loogu tegaa meeshaa oo lagu joojiyaa...
Waan is fahanay baan filayaa labadeenu :mrgreen:

Aragagixisadu meesha ay dhibka ku hayso maaha in la doonto waa meesha ay ka imanayso in la doonto..Adiguna waadigii u hiilinayey adeerka ee is ilaali :clap:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Latest news the war in the lower jubba

Post by The_Emperior5 »

kambuli wrote:Emperior,

Adigaa u baahan inaad I fahanto walaal :up: Aragagixisada meesha ay kasoo qulquleyso waa in la tagaa oo meesheeda lagu joojiyaa..Sidaa darteed adeeradaa aqalkaaga ayey ka yimaadeene waa in loogu tegaa meeshaa oo lagu joojiyaa...
Waan is fahanay baan filayaa labadeenu :mrgreen:

Aragagixisadu meesha ay dhibka ku hayso maaha in la doonto waa meesha ay ka imanayso in la doonto..Adiguna waadigii u hiilinayey adeerka ee is ilaali :clap:

waadiska qiirayssantahay ii maqal oo dhagaha iyo faraha sii fiican uu furr, shanqoole wuxu ka yimi puntland canoole wuxu ka yimi puntland bakistaantu waxay ka yimadeen bakistaan osama wa from sucudiiga.
xassan turki comes from Ethiopia :lol:

anagu kama masuul nihin shakhsiyaad taga koonfuria anagu dalkayaga ma iman karran haday ku noqdaan dhafoorka laga tooganaya ta qaado :mrgreen:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Latest news the war in the lower jubba

Post by kambuli »

Emperior,

Ma qiireysni ee simply I am talking to you to your language..I am just using the language you use walaal..EE you better listen to me very carefully...

What needs to be addressed is the breeding location of Argagixiso which happens to be where your uncle Godane came from so be prepared for questions... :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Latest news the war in the lower jubba

Post by The_Emperior5 »

kambuli wrote:Emperior,

Ma qiireysni ee simply I am talking to you to your language..I am just using the language you use walaal..EE you better listen to me very carefully...

What needs to be addressed is the breeding location of Argagixiso which happens to be where your uncle Godane came from so be prepared for questions... :mrgreen:
Ina godane wa shakhsii he even attacked somaliland remmeber shacabka somaliland culumu aw diinka somaliland ma alshabab ba, dhanka kalle Axmed cabdi godane wuxu ku dhashay reserve area xata mahaba from somaliland lool isaga iyo xassan turkii wa isku miid :mrgreen: marka maxaad nugu eedeynaysa :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Latest news the war in the lower jubba

Post by The_Emperior5 »

Dagaal ku qabsaday ciidamo daacad u ah Al-shabaab inta u dhexeysa Degaanka Xagar iyo Afmadow
Posted to the Web Oct 05, 17:10

Kismaayo:-War dhawaan naga soo gaaray Degmada Afmadow ayaa waxaa uu sheegayaa in ciidan daacad u ah Ururka Al-shabaab oo ka yimid Gobolka Gedo uu dagaal ku qabsaday degaanka u dhexeeya Degmada Afmadow iyo Xagar.

Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii difaac hore ee Xizbul islaam ee Degmada Afmadow ay ka warhelleen saaka in weerar ku soo maqan yahay, ciidanka Xizbul islaam ayaa ah kuwo difaac ku jira oo go,aan aan caga badan ku taagnayn ka sugayaa Madax Xizbiga qaarkood oo ku sugan Muqdisho

Xoogagga Xizbul Islaami ee Jubooyinka ayaa waxaa ay u muuqdaan kuwa gacan ku gabad ah oo meel walba oo ay galeen uu dagaal ku qabasan karo , weerarka lagu soo qaaday degmada Afmadow ayaa waxaa u yimid ka dib markii dagaalkii saaka eeay Al-shabaab ku qaadeen fariisamaha ciidanka Ururka Xizbul islaam ee Janaale Cabdalle aan aysan wax horuimar ah ka samaynin


Ilaa hadda wax tafsiil ah lagama hayo dagaalka ka socda degaano u dhexeeya Xagar iyo Afmadow

:shock: :shock: they are going for xassan xabashis head :mrgreen:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Latest news the war in the lower jubba

Post by DR-YALAXOOW »

caaano boore army raaskamooni :up: i hope they win. axmed madoobe waa inuu dagaalamaa,

laakiin the biggest irony IS WARLORD XASAN TURKI created this WILD DOGS AL SHIISHKABAAB and today they are trying to kill HIM, THE man who created and trained this poisonous snakes AL SHABAAB AL SHAYAADIIN.

soomaali waxay tiri GOD MUSLIM HA QODIN HADDII AAD QODIDNA HA DHEEREYN KU DHICI DOONTIDEE MA OGID
WARLORD XASAN TURKI SHAYAADIINTA ISAGAA TABABAREY ARUURIYEY SI UU HAWIYE XAMAR DADKA UGU QIXIYO MAANTANA ISAGII AYEY QIXIYEEEN O AY BURSANAYAAN :lol: :lol: :lol:

xasan naag aweeys ma daahir ayaa ku xiga mardhaw waad maqleysaan isagoo KA DHUUMANAYA AL SHIISHKABAAB :lol: :lol:

MAR KALE GUUUL CAANO BOORE STARVING QAXOOTI FROM KILILKA SHANAAD RAASKAMOONI KANEECO LOOKING CAANO BOORE DRINKING QAXOOTIS GUUUUUUUUL :lol: :lol: :lol: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”