Page 2 of 2
Re: Latest news the war in the lower jubba
Posted: Mon Oct 05, 2009 1:44 pm
by kambuli
Emperior,
Come on don't try to be smart with me. Who exactly are you calling Argagixiso? Waa xiligii Somalida kale aad ku sheegi jirteen Argagixiso miyaa? Eed iska gadi jirteen dawladaha waaweyn? Xiligiiniibaa la gaadhay miyaa?
Adeer you are on the same boat...Wadaaddadu meel walba waa joogaan...Kuwan madaxda u ah Kismaayana waa ilmaadeeradaa oo aday kaa yimaadeen..Sidaa darteed waa in la raadiyaa meeshii ay ka yimaadeen oo ah aqalkaaga

Hoyga argagixisadu waa aqalkaaga ee is Ilaali...

Re: Latest news the war in the lower jubba
Posted: Mon Oct 05, 2009 1:47 pm
by Hyperactive
Re: Latest news the war in the lower jubba
Posted: Mon Oct 05, 2009 1:47 pm
by The_Emperior5
kambuli wrote:Emperior,
Come on don't try to be smart with me. Who exactly are you calling Argagixiso? Waa xiligii Somalida kale aad ku sheegi jirteen Argagixiso miyaa? Eed iska gadi jirteen dawladaha waaweyn? Xiligiiniibaa la gaadhay miyaa?
Adeer you are on the same boat...Wadaaddadu meel walba waa joogaan...Kuwan madaxda u ah Kismaayana waa ilmaadeeradaa oo aday kaa yimaadeen..Sidaa darteed waa in la raadiyaa meeshii ay ka yimaadeen oo ah aqalkaaga

Hoyga argagixisadu waa aqalkaaga ee is Ilaali...

Anagu waanu soo tarxiilnay mana iman karran dhulkayaga wana ka danbiile dhulkayaga marka maxaad sheegayssa ,
wa argagaxiiso waxay meesha uu taggeen carabta ka timada asia iyp pakistaantu maxay wadankoodii uga yimadeen oo ay somalia uu yimadeen because fursad bay ka hellen Somalia lol the same with seylici and godane. ma ii fahmayssa hadda kambuli
Re: Latest news the war in the lower jubba
Posted: Mon Oct 05, 2009 1:56 pm
by kambuli
Emperior,
Adigaa u baahan inaad I fahanto walaal

Aragagixisada meesha ay kasoo qulquleyso waa in la tagaa oo meesheeda lagu joojiyaa..Sidaa darteed adeeradaa aqalkaaga ayey ka yimaadeene waa in loogu tegaa meeshaa oo lagu joojiyaa...
Waan is fahanay baan filayaa labadeenu
Aragagixisadu meesha ay dhibka ku hayso maaha in la doonto waa meesha ay ka imanayso in la doonto..Adiguna waadigii u hiilinayey adeerka ee is ilaali

Re: Latest news the war in the lower jubba
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:00 pm

waadiska qiirayssantahay ii maqal oo dhagaha iyo faraha sii fiican uu furr, shanqoole wuxu ka yimi puntland canoole wuxu ka yimi puntland bakistaantu waxay ka yimadeen bakistaan osama wa from sucudiiga.
xassan turki comes from Ethiopia
anagu kama masuul nihin shakhsiyaad taga koonfuria anagu dalkayaga ma iman karran haday ku noqdaan dhafoorka laga tooganaya ta qaado

Re: Latest news the war in the lower jubba
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:29 pm
by kambuli
Emperior,
Ma qiireysni ee simply I am talking to you to your language..I am just using the language you use walaal..EE you better listen to me very carefully...
What needs to be addressed is the breeding location of Argagixiso which happens to be where your uncle Godane came from so be prepared for questions...

Re: Latest news the war in the lower jubba
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:31 pm
by The_Emperior5
kambuli wrote:Emperior,
Ma qiireysni ee simply I am talking to you to your language..I am just using the language you use walaal..EE you better listen to me very carefully...
What needs to be addressed is the breeding location of Argagixiso which happens to be where your uncle Godane came from so be prepared for questions...

Ina godane wa shakhsii he even attacked somaliland remmeber shacabka somaliland culumu aw diinka somaliland ma alshabab ba, dhanka kalle Axmed cabdi godane wuxu ku dhashay reserve area xata mahaba from somaliland lool isaga iyo xassan turkii wa isku miid

marka maxaad nugu eedeynaysa

Re: Latest news the war in the lower jubba
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:53 pm
by The_Emperior5
Dagaal ku qabsaday ciidamo daacad u ah Al-shabaab inta u dhexeysa Degaanka Xagar iyo Afmadow
Posted to the Web Oct 05, 17:10
Kismaayo:-War dhawaan naga soo gaaray Degmada Afmadow ayaa waxaa uu sheegayaa in ciidan daacad u ah Ururka Al-shabaab oo ka yimid Gobolka Gedo uu dagaal ku qabsaday degaanka u dhexeeya Degmada Afmadow iyo Xagar.
Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii difaac hore ee Xizbul islaam ee Degmada Afmadow ay ka warhelleen saaka in weerar ku soo maqan yahay, ciidanka Xizbul islaam ayaa ah kuwo difaac ku jira oo go,aan aan caga badan ku taagnayn ka sugayaa Madax Xizbiga qaarkood oo ku sugan Muqdisho
Xoogagga Xizbul Islaami ee Jubooyinka ayaa waxaa ay u muuqdaan kuwa gacan ku gabad ah oo meel walba oo ay galeen uu dagaal ku qabasan karo , weerarka lagu soo qaaday degmada Afmadow ayaa waxaa u yimid ka dib markii dagaalkii saaka eeay Al-shabaab ku qaadeen fariisamaha ciidanka Ururka Xizbul islaam ee Janaale Cabdalle aan aysan wax horuimar ah ka samaynin
Ilaa hadda wax tafsiil ah lagama hayo dagaalka ka socda degaano u dhexeeya Xagar iyo Afmadow

they are going for xassan xabashis head

Re: Latest news the war in the lower jubba
Posted: Mon Oct 05, 2009 3:36 pm
by DR-YALAXOOW
caaano boore army raaskamooni

i hope they win. axmed madoobe waa inuu dagaalamaa,
laakiin the biggest irony IS WARLORD XASAN TURKI created this WILD DOGS AL SHIISHKABAAB and today they are trying to kill HIM, THE man who created and trained this poisonous snakes AL SHABAAB AL SHAYAADIIN.
soomaali waxay tiri
GOD MUSLIM HA QODIN HADDII AAD QODIDNA HA DHEEREYN KU DHICI DOONTIDEE MA OGID
WARLORD XASAN TURKI SHAYAADIINTA ISAGAA TABABAREY ARUURIYEY SI UU HAWIYE XAMAR DADKA UGU QIXIYO MAANTANA ISAGII AYEY QIXIYEEEN O AY BURSANAYAAN
xasan naag aweeys ma daahir ayaa ku xiga mardhaw waad maqleysaan isagoo KA DHUUMANAYA AL SHIISHKABAAB
MAR KALE GUUUL CAANO BOORE STARVING QAXOOTI FROM KILILKA SHANAAD RAASKAMOONI KANEECO LOOKING CAANO BOORE DRINKING QAXOOTIS GUUUUUUUUL