look this young man

this late young man was honor student before he intred masjidka abuubakar sadiiq they brainwashed this kid they said mogadishu aad jihaad ayaa ka socda. this innocent kid he never been in somalia in hes live.
those who send this yound man and other in to their death are still enjoying good live in AMERIKA.
xitaaa WAALIDKII dhaley JAMAAL bana THEY DID NOT KNEW even jamaal banna was in somalia. CALOOL XUMADA they saw jamaals BODY ON DAYNIILE.COM calool xumo subxaana allah.
this is what sheekh shariif was TALKING ABOUT SACIID AFISYOONE YOUR LITTLE BRAIN can not understand that.
SHEEKH SHARIIF WUXUU uga digayey HOOYOOYINKA MINNOSTA and USA inay wiilashooda ilaashadaan MASAAJIDA WAXA loogu sheegana ay ogaadaan WAAAYO sida CUSMAAN BANNA wiilkooda meeydkiisa inay DAYNIILE.COM ka arkaan calool xumadaas ayuu uga digayey. ISKANA ILAALIYAAN sida masaajidka AY SHAYAADIINTA khawaarijta lagu taageero ee minnosta ku yaaal sida masjidka abubakar sadiiq tuugada ciyaaalka qalda ee BRAINWASHKA KU SAMEEYSO inay waalidka iska ilaaliyaaan.
THANKS U SH SHARIIIF FOR TINAAD U SHEEGTO WAALIDKA RUNTA CIYAALKOODANA KA ILAASHADAAN MASAAJIADA AY FURTEEN WAHAABIYADA TUUGADA AH.