Page 2 of 2

Re: Reer sheikh isxaaq Quiz?

Posted: Sat Oct 17, 2009 1:03 pm
by The_Emperior5
Dig dahab maxaad ahayd adigu horta?

Re: Reer sheikh isxaaq Quiz?

Posted: Sat Oct 17, 2009 1:04 pm
by The_Emperior5
Beer-Dilaacshe wrote:
The_Emperior5 wrote:1What was the name of the first isaaq King?
SIciid Qarbash (Mara yare)

2Which isaaq warrior started the war of lafaruug?
Tuur xalaawo

3When did the war of lafaruug take place what year?
1909

4How many sons did sheikh isxaaq have?
Eight


5Which snm member announced snm in London in 1981?
Gamba yare

6Who is the sheikh al balad of hargeisa?

Sheikh Madar

7Who is the sheikh al balad of burco?
Caaqil yare

8Why was nur dhago cun so famous what did he used to do?
Tan igu lahaw' garan maayo

9Which two isaaq subclans have the same name?
Labada maxamed

10Which isaaq subclan is the most laandhere when it comes to tiiro?
Farah Abdille (Mohamed Abokor

11Which isaaq sultan was the first to join the snm?
Siciid (Laba-qaw)

12What did muj axmed mire tell Mengistu in 1988?
Ethiopia waa dhulkii nebigu maray

13How many islands does Somaliland have?
5

14What area is full of oil in Somaliland?
Sanaag

15What four names are isaaq called?
Qaldaan' iidoor' duriyad' ILma sheikh Isaxaaq

16Hinisha hanastha iyo hargeisa xoreynta < which isaaq poet said that?
Qamaan bulxan

17Which isaaq musician made the song qolobaa calanke ?
Jigjigaawi

18What year did Emir sharmarke salax rule seylac
Daba yaaqaddii 1878

19Why are ciise muse called dayeer ?
Waa buuralay

20Which isaaq sultan joined the axmed gurray wars in 15 16 century?
Sultan Haaruun ilyaas

21 the colors of the Somaliland /isxaaq flag what does it symbolize ?
Cagaarka = waa barwaaqo, Cadaanka - waa nabad, Casaanka= Waa seefta cadawga lagu jaro


qamaan buuxlan goormu isaaq noqday :lol: :lol: :lol:

Re: Reer sheikh isxaaq Quiz?

Posted: Sat Oct 17, 2009 4:54 pm
by Digdahab
just eloborate mate who the hell was Cabdi Ciise and why is Lafaruug battle important
I like war history, can you make a list of epic battles of Isaaq subclans

Re: Reer sheikh isxaaq Quiz?

Posted: Wed Jun 02, 2010 6:13 am
by Faarax-Caytame
Lafaruug, waa Ugaas Nuur cubudhiye (Rer Warfaa) iyo ciidankiisii Ogaadeen, waxaana abaanduule ka ahaa Samatar Jiir Caraale (Rer Amadin)
GaboGabo lagu qaaday iidoorka ayuu ahaa laforuug, Looguna baxshay Magaca, Geelii lasoo uruuriyay iyo xoolihii, kobtaas baa lagu hayay, Hashii la dhacay maalintaas, ayaa isla meeshaas ku rintay.
Waa marka uu ninka iidoor leeyahay (Baduba way i celin) baqihii cararka, markii dambena ay iidoorku ku gabyeen
Colka samatar jiir, cago lagaga bixi maaye, yaan ciyaalka laga tegin.
Gabayadii laga tiriyay way badnaayeen.

Re: Reer sheikh isxaaq Quiz?

Posted: Wed Jun 02, 2010 6:50 am
by X.Playa
waxaas baa la yidhaahdaa sheeko baralay hadaba, Ogaadeen yar oo ku le Idoor oo dhan bay kula dagaalameen Lafaruug oo weliba taariikh ahaan ku sheegayaan 1870 lool, pure fantasy.

Re: Reer sheikh isxaaq Quiz?

Posted: Wed Jun 02, 2010 7:09 am
by ToughGong
^
Exactly,it's like the French saying we held Quebec :lol: :lol: