black velvet wrote:Anigunah gabey ayaan aqrinaa
Adan iyo alif calaama ayaan kadhigaa
Albabka ayaan kabaxaa
Apple iyo cambo ayan so ibsanaa
Afka halasoo aadin anigaa ayaa sogatey
Awgey kaligey la'aantaa ayaan cunaa
Gabay Competition
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- TrophY-WifeY-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3208
- Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
- Location: Married to John Legend :)
Re: Gabay Competition
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Gabay Competition
huh this is carays ciise words!TrophY-WifeY- wrote:Ha' Looxaa Lagu dhigaa
Higaad waa la akhriyaa
hagaag waa loo socdaa
Hor waa loo sii hoydaa
Ha'dii kale waxaan lahaa
My own word ya'll
plz huuno dnt break the law, why are u copying other ppl's words! try and write ur own words
- TrophY-WifeY-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3208
- Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
- Location: Married to John Legend :)
Re: Gabay Competition
^ Prove it 
Re: Gabay Competition
waa buraanburkii odaygii ciir lulaa ahaa ee Awr table, waxa hadhay uun maryan mursal oo ka daba tidhaahda " heehee"
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Gabay Competition
Black Valvet waa badawad waalanooblack velvet wrote:Anigunah gabey ayaan aqrinaa
Adan iyo alif calaama ayaan kadhigaa
Albabka ayaan kabaxaa
Apple iyo cambo ayan so ibsanaa
Afka halasoo aadin anigaa ayaa sogatey
Awgey kaligey la'aantaa ayaan cunaa
Baadiyaa laga keenay beri dhexe
Barafka yurub markay timi
Been baa loo sheegayoo
Bartaa ma dhaafi kartid baa lagu yidhi
Beertana waa loo raaci jiray
Burger bay maalin cuntayoo
bererkaa lagu dhuftay
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Gabay Competition
XKeyse_ wrote:waa buraanburkii odaygii ciir lulaa ahaa ee Awr table, waxa hadhay uun maryan mursal oo ka daba tidhaahda " heehee"
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Gabay Competition
So after all Xkeyse ayaad ahayd:
Here is yours;
Doqonkii duligiyo,
Doc ka yeerka ahaa,
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii dalkiisiyu,
Dadkiisaba necbaa,
Dowdarow ma adigaa??
Doqonkii dumarkiyo,
Duqowdaba u tirin jirey,
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii qudhunkiyo,
Dirixigii sidiisii,
Ku dabaalan ogaa,
Dowdarow ma adigaa


Here is yours;
Doqonkii duligiyo,
Doc ka yeerka ahaa,
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii dalkiisiyu,
Dadkiisaba necbaa,
Dowdarow ma adigaa??
Doqonkii dumarkiyo,
Duqowdaba u tirin jirey,
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii qudhunkiyo,
Dirixigii sidiisii,
Ku dabaalan ogaa,
Dowdarow ma adigaa
- TrophY-WifeY-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3208
- Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
- Location: Married to John Legend :)
Re: Gabay Competition
Niigaroow baliisGaashaanle_87 wrote:Black Valvet waa badawad waalanooblack velvet wrote:Anigunah gabey ayaan aqrinaa
Adan iyo alif calaama ayaan kadhigaa
Albabka ayaan kabaxaa
Apple iyo cambo ayan so ibsanaa
Afka halasoo aadin anigaa ayaa sogatey
Awgey kaligey la'aantaa ayaan cunaa
Baadiyaa laga keenay beri dhexe
Barafka yurub markay timi
Been baa loo sheegayoo
Bartaa ma dhaafi kartid baa lagu yidhi
Beertana waa loo raaci jiray
Burger bay maalin cuntayoo
bererkaa lagu dhuftay
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Gabay Competition
kambuli wrote:So after all Xkeyse ayaad ahayd:
Here is yours;
Doqonkii duligiyo,
Doc ka yeerka ahaa,
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii dalkiisiyu,
Dadkiisaba necbaa,
Dowdarow ma adigaa??
Doqonkii dumarkiyo,
Duqowdaba u tirin jirey,
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii qudhunkiyo,
Dirixigii sidiisii,
Ku dabaalan ogaa,
Dowdarow ma adigaa![]()
![]()
Re: Gabay Competition
Taroofi waa barawaani niiko
Waa sal bil bila iyo beer lula
Bilaajo Carab iyo xeeeb
Banaadir baa u dal ah
Waa yaman iyo badhi gaab
waa dhorgor badan iyo yaab
Waa sal bil bila iyo beer lula
Bilaajo Carab iyo xeeeb
Banaadir baa u dal ah
Waa yaman iyo badhi gaab
waa dhorgor badan iyo yaab
- TrophY-WifeY-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3208
- Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
- Location: Married to John Legend :)
Re: Gabay Competition
kambuli wrote:So after all Xkeyse ayaad ahayd:
Here is yours;
Doqonkii duligiyo,
Doc ka yeerka ahaa,
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii dalkiisiyu,
Dadkiisaba necbaa,
Dowdarow ma adigaa??
Doqonkii dumarkiyo,
Duqowdaba u tirin jirey,
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii qudhunkiyo,
Dirixigii sidiisii,
Ku dabaalan ogaa,
Dowdarow ma adigaa![]()
![]()
Damn Kam.....Hadalkaa adeeg waaye
-
muslim-man
- SomaliNet Super

- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
Re: Gabay Competition
I can't beleive i cant' come up with a gud gabay. my dad wasa great poet so was my uncle wallahi
an attempt at gabey
kambuuli waa gabar qatar ohoo
kii xkeyse aha wax bey ku dhigtoo
kabihi ayuu ka carareyoo
kadib dib looma arag
wait for the next long one
an attempt at gabey
kambuuli waa gabar qatar ohoo
kii xkeyse aha wax bey ku dhigtoo
kabihi ayuu ka carareyoo
kadib dib looma arag
wait for the next long one
-
muslim-man
- SomaliNet Super

- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
Re: Gabay Competition
[quote="Gaashaanle_87"][quote="black velvet"]Anigunah gabey ayaan aqrinaa
Adan iyo alif calaama ayaan kadhigaa
Albabka ayaan kabaxaa
Apple iyo cambo ayan so ibsanaa
Afka halasoo aadin anigaa ayaa sogatey
Awgey kaligey la'aantaa ayaan cunaa[/quote]
Black Valvet waa badawad waalanoo
Baadiyaa laga keenay beri dhexe
Barafka yurub markay timi
Been baa loo sheegayoo
Bartaa ma dhaafi kartid baa lagu yidhi
Beertana waa loo raaci jiray
Burger bay maalin cuntayoo
bererkaa lagu dhuftay
[/quote]

Adan iyo alif calaama ayaan kadhigaa
Albabka ayaan kabaxaa
Apple iyo cambo ayan so ibsanaa
Afka halasoo aadin anigaa ayaa sogatey
Awgey kaligey la'aantaa ayaan cunaa[/quote]
Black Valvet waa badawad waalanoo
Baadiyaa laga keenay beri dhexe
Barafka yurub markay timi
Been baa loo sheegayoo
Bartaa ma dhaafi kartid baa lagu yidhi
Beertana waa loo raaci jiray
Burger bay maalin cuntayoo
bererkaa lagu dhuftay
- TrophY-WifeY-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3208
- Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
- Location: Married to John Legend :)
Re: Gabay Competition
XKeyse_ wrote:Taroofi waa barawaani niiko
Waa sal bil bila iyo beer lula
Bilaajo Carab iyo xeeeb
Banaadir baa u dal ah
Waa yaman iyo badhi gaab
waa dhorgor badan iyo yaab
Adigoo afkaa weyn yaa ku ogaan lahaayee ma imaan laheen aduunkaan
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Gabay Competition
Muslim. Man adigaaban yaraysan
Trophy Ok waa laguu jilcinaa:
Doqonkii duligiyo, Dabbaal iyo duli
Doc ka yeerka ahaa, Iska hadal micno lahayn
Dowdarow ma adigaa??? Wax jinni qabo nacas
Adiga maahinoo??
Doqonkii dalkiisiyu, Dabbaal dadkiisa iyo dadkiisa
Dadkiisaba necbaa, Neceb. Adiga maahinoo?
Dowdarow ma adigaa??
Doqonkii dumarkiyo, Dabbaalkii haweenka iyo waayeelka
Duqowdaba u tirin jirey, Cayn jirey, adiga maahinoo?
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii qudhunkiyo, Dabbaalkii quurnka sidii
Dirixigii sidiisii, Dirixigii camal ug dabaalan
Ku dabaalan ogaa, Jirey, adiga maahinoo?
Dowdarow ma adigaa
Trophy Ok waa laguu jilcinaa:
Doqonkii duligiyo, Dabbaal iyo duli
Doc ka yeerka ahaa, Iska hadal micno lahayn
Dowdarow ma adigaa??? Wax jinni qabo nacas
Adiga maahinoo??
Doqonkii dalkiisiyu, Dabbaal dadkiisa iyo dadkiisa
Dadkiisaba necbaa, Neceb. Adiga maahinoo?
Dowdarow ma adigaa??
Doqonkii dumarkiyo, Dabbaalkii haweenka iyo waayeelka
Duqowdaba u tirin jirey, Cayn jirey, adiga maahinoo?
Dowdarow ma adigaa???
Doqonkii qudhunkiyo, Dabbaalkii quurnka sidii
Dirixigii sidiisii, Dirixigii camal ug dabaalan
Ku dabaalan ogaa, Jirey, adiga maahinoo?
Dowdarow ma adigaa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 29 Replies
- 3108 Views
-
Last post by Suldaan_JC
-
- 2 Replies
- 1148 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 1792 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 13 Replies
- 1083 Views
-
Last post by wStLdNthug
-
- 0 Replies
- 392 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 449 Views
-
Last post by Ayatulahi_Qardamsay
-
- 20 Replies
- 2135 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 89 Replies
- 8198 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 8 Replies
- 683 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 17 Replies
- 1366 Views
-
Last post by Mizzy_Flame