weirdest name for a somaliland village
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: weirdest name for a somaliland village
seriously wtf does this doqosheey mean? It sounds nasty 
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: weirdest name for a somaliland village
Executive actually i know most of sanaag including the inhabited warsan areas laakinse this tuulo must be too small never heard of it.
and my people settle east , north, north east , north west , South of ceerigabo so what you on about.
and my people settle east , north, north east , north west , South of ceerigabo so what you on about.
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: weirdest name for a somaliland village
What about Buloxaar what does it actually mean.
Re: weirdest name for a somaliland village
fiqil fuley
Re: weirdest name for a somaliland village
huts made out of shitCumar-Labasuul wrote:What about Buloxaar what does it actually mean.
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: weirdest name for a somaliland village
yunis09 wrote:fiqil fuley
it's fiqi fuliye not fiqi fuley .
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: weirdest name for a somaliland village
Doqoshay home of the wild wild Reer Dahir
What about Tuulo Habreed? Or Balidhiig?
What about Tuulo Habreed? Or Balidhiig?
- peace-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3307
- Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
- Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.
Re: weirdest name for a somaliland village
GSNM, how did baldhiig get that name?
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: weirdest name for a somaliland village
ceeb Talyaani looooooooooooooooooooooooooooooooooool
Prolly there is another village near by which goes by the name S!!L Majeerteen. LOOL
The best must be "Daarood Ku Xaar" even the Daaroods call it that name. hahaha
Prolly there is another village near by which goes by the name S!!L Majeerteen. LOOL
The best must be "Daarood Ku Xaar" even the Daaroods call it that name. hahaha
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: weirdest name for a somaliland village
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: weirdest name for a somaliland village
loooooooooooooooooooooool @ Dooro ku xaar, that must be fake.
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: weirdest name for a somaliland village
HutuKing01 wrote:loooooooooooooooooooooool @ Dooro ku xaar, that must be fake.
lol no walahi it's true it's located in Somali Region it was nicknamed after lots of Darood including mj - Reer Bicidyahan were masscared in there and then the HY renamed the Place Darood Ku Xaar, there is even a gabay of that place.
Daarood-ku-xaar
Gabaygan waxa tiriyey Abwaanka la odhan jirey Cilmi Cabdi Warsame oo ku magac dheeraa "Cilmi Liig". Gabaygani waxa abwaanku ka tirshey oo uu sida la weriyo ugu horreeyey silsiladdii la magac baxday Daarood-ku-xaar ee ka dhacday duleedka Gaashaamo xilli ku aaddan 1942/ 1943 kii.
Dagaalkii labaad oo soconaya waatii Talyaani ku duulay Xabashi ee kala kulmeen jabka weyn. Dagaalkaas Talyaaniga waxa ka mid ahayd askar badan oo Soomaali ah. Dabkii uu Talyaanigu qubay waxa ka faa'iidaystay beelo Daarood ah oo Ugaadeen u badan kuwaasoo wixii ay saanad heleen kula soo dhaqaaqay deegaannada Isaaq, siiba beesha Habar Yoonis.
Koox ka mid ahayd askartii Talyaaniga oo u badan Biciidyahan (Majeerteen) iyo beelo ugaadeen ah ayaa dumay ciidan 300 gaadhaya oo beesha Habar Yoonis oo warma-qabto ah ku galay agagaarka Dannood illaa Gaashaamo. Ciidankani waxay gacanta ku dhigeen geelal aad u lixaad leh oo nabad ku daaqayey deegaankaas kaas oo ay kala didiyeen dhallinyaradii geelasha la joogtay.
Waa laysu qayshaday, wixii dab (hub) la hayeyna waa la isu keenay markaasaa talo jilbaha loo laabtay. Waxaa talo lagu gaadhay inaan geelaa laga dabategin maalintaas laakiin habeennimo la dul dego oo marka subaxdii caanaha laga maalo weerar lagu baadho. Kooxdii dhaca geysatay oo malaha aan filanayn weerar xoog leh ayaa habeenkii seexday subaxdiina sidii geel ay leeyihiin ayaa nin waliba dhawr Hadhuubgaal oo caano ah isku xaabiyey. Iyagoo sidii Gafane dhiig hiraabtay caanihii calooshooda hadba doc ula dillaamayaan ayaa afarta gees laga galay oo rasaas lagu maansheeyey. Illeen waa rag caano ka dhergaye cararkii baa xitaa u suurageli waayay markaasaa mid walba marka xabbaddu cuskato ayuu sidii geel qasaal ah isku xaaray.
Cilmi Liig oo raggii gabyaaga ahaa ee meesha marayey maalintaas ayaa la weydiiyey bal inuu mushkiladdan ka warramo markaasuu yidhi "Allaylehe waa Daarood-ku-xaar" markaasuu gabay dheer halkaa ka tirshey. Silsiladdan waxa ka qayb galay rag badan oo abwaanno ah oo ay ka mid yihiin Yawle iyo Maxamed Kaahin"Feedhoole". Gabayga soo dhammaystir.
Annagoo Dannood iyo fadhina, dacalladii Heeryo
Iyadooy dukaanleey u taal, duudda Habar Yoonis
Iyadoo shir lama dayn karee, damallo loo waabay
Iyadooy dablaydii korjoog, debedda meereyso
Iyaduu dalaysane ratigu, doobta karinaayo
Na soo doonte nimankii qalbigu, doorsanaan jiraye
Intay weerar nagu daadiyeen, daafad loo eriye
Dumarkuna ka dhereg Uustarkay, dib u qubaayeene
Doomaar ka dheer Shiciradday, dir u lahaayeene
Daba jilicdu waatay wax badan, diidday nabaddiiye
Daarood-ku-xaar bay lafii, daadsanyiin weliye.
Waxa ku deeqay: Ahmed Ismail jama
Re: weirdest name for a somaliland village
Dhaga Bacayl wrote:What about BUURYO QAB
There`s a funny story behind the name
Duleysane
Stop with the lies you idiot, Bicidyahans never fought Issaq, the only fight Marexaan, Ogaden and Dhullos sub clans.
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: weirdest name for a somaliland village
Hutuking here is the gabay again this time by Maxamed Aden Caws (Yawle )
Silsiladi -Darood Ku Xaar
Maxamed Aadan Caws "Yawle", HY
Gabaygan wuxuu ka mid ahaa silsiladdii Daarood-ku-xaar.
Toorrida kuwii lala dhiciyo teerigii waranka
Kuwii shiihska lagu taagayee jaaha laga toogtay
Tusbax go'ay sidiisii kuwii tarabka loo laayey
Tafaariiqda nimankii guryaha lagu tadcaaraayey
Toddobaatan iyo dhawr kalaan teella loo dhigane
Waa tii ay tasoobeen sidii tiradi xoolaaye
Tumbushooda waatii la dhigay teedki Gumarroode
Daaroodka lagu taamayaa tacaddi weeyaane
Toddobaatan Geeliyo ninkii tira laxaad dhiibey
oo midab Tiriigleey arkoo tahan ku faallooday
Oo Guga aroos loo turqiyo tanafas eegaayey
oo xaajadiisii tognayd wiil ka kala tuuray
Oo gabayga loo tirinayaa tacaddi weeyaane
Quruumaha tartamayee u kacay tab iyo leexleexa
Nin waliba wixii uu tabcaday taw la soo yidhiye
Tumaal buu ahaa Muuse Dhiil taajna loo xidhaye
Waatay dhammaan taabaceen tala-xumaaliiye
Talyaaniga Triipoli haddii maalin laga taabay
Tagoogada waxaa looga xidhay tacaddi weeyaane
Tanac-tanacdu waa inan-gumeed tamaradiisiiye
Tol haddii u lee yahay waxbay tari lahaayeene
Marna haddanu dhawr tooganayn tookha haw miyine?
Tiiraanyadiisa ha qabo ee ha u tiraabina'e
Hana toosin waa gama'sanyay tuugga Habarwaaye

Xamuud don't get yourself invovled in something you don't - do you even know that the Mj's and Hy share borders in wardheer ? Exacly you know nothing about somali region ee iska Amuus , you can clearly see in the map HY live on the tip of wardheer city outskirt's markas of course HY iyo MJ wii iis arkan.
here is the land they took from the dooro's and were operating in it.

here is the land they took from the dooro's and were operating in it.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 555 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 2 Replies
- 407 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 13 Replies
- 298 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 15 Replies
- 2130 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 658 Views
-
Last post by Ron
-
- 25 Replies
- 2725 Views
-
Last post by 26June1960
-
- 25 Replies
- 3584 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 12 Replies
- 1572 Views
-
Last post by weydamal
-
- 0 Replies
- 556 Views
-
Last post by Daanyeer