SahanGalbeed wrote:Anyway , wsm , naagta kugu faanaysa af somaliga waxay so qortay eeg .Im sorry walal, I dont discuss fottie with Yanks. Hadaad rabtid ina kubada wax ka ogaatid...wax leydhaaho 'Google' baa jirta.
![]()
2 sentences , one of which is English ...okay ?
second sentenceGoogle ma feminine baa? mise waa shay masculine -ka lagu "conjugate" gareeyo ?Hadaad rabtid ina kubada wax ka ogaatid...wax leydhaaho-<-?? 'Google' baa jirta.
In other words --> wax la yidhah Google baa jira , mise Google baa jirta ?
Af somaliga , ma iyada iska samaysata horta tan yari ?



