Page 2 of 5
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 7:24 pm
by afisoone
DADKAAN AANA HADALKA AQOONIN YAA IGU SOO DIRAYNE WALAAHI. ANIGA ALSHABAAB MAXAA NAGA DHEEXEEYO. WHY QOFKASTO ALSHABAAB NECEB ANIGANA ILA QAATAA WAAYABANAHAY.
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 7:31 pm
by SahanGalbeed
Ha yaabine , hareerahaga bal day
Waxan ku soo galay e "thank you brother " ku haya , waa ayo?
Midda kale , inaad dowladda ku mucaarid tahay , way inoo caddahay e , nimanka lagu diray dumarka keesheligooda {raseeto or whateva you call them } waa ayo ?
Marka , haddaadan is sheegin , de meel aynu kugu tilmaamno ku waayi mayne , bal waxaad tahay inoo sheeg ?

Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 7:33 pm
by SahanGalbeed
Waxay yihiin ku sheegi maayan , Video bay iska duubayaan , haddaad la hadasho na " waa yaabanahay e " bay ku odhanayaan
Waa dad cajiib ah dadkani walle
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 7:41 pm
by SahanGalbeed
Afiisoone , ku mee de ?
AMISOM ayaa ku yidhi , Somalida ayay diinta ka badalaysa ?
bal taa inoo sheeg , intaanad inaga codsan inaynu kula mudaharaadno.
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 7:45 pm
by SahanGalbeed
Waxa kale oo aad halkaa ku tidhi
We are Somali we are free ... dagaal-ka waa socona ilaa diinta islaanka lagu wada dhaqmo .
Okay !
If I DISAGREE, would you let me EXERCISE my freedom to say NO!!
Mise " dagaalka waa soconaa"
Markaa taada ayuun ba ku muqata sow ma'aha ?
Markaa BEENAALE baad tahay , FREEDOM wax ka ma taqaanid , waa in la iska ka qabta .
Ha iga yaabin laakin

, sidaan RUNTA u arko baan ku sheegay !
Haddad aqli leedahay na , ha soo laaban baan ku odhan laha anigu

Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 8:38 pm
by rabanam
afisoone, don't mind SahanGalbeed and others who are conspiring to intimidate you. Keep the good work by telling the truth.
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 8:45 pm
by afisoone
thanks rabanam, sahangalbeed ma aqaani meesha alshabaab aan ku sheegay videogaan. sahangalbeed qofkale ayuu igu qaldaa, it is me saciid afisoone
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 8:46 pm
by MrPrestige
Sicid Afisoone sxb adiga iyo Sheikh Shariif ma relatives baa tihin? you lookalike very much kkkk.
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 8:48 pm
by AbdiWahab252
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 8:55 pm
by ToughGong
SAEED; I DARE YOU TO POST A THREAD WITHOUT MENTIONING YOUR NAME
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 8:58 pm
by MrPrestige
seemyer i dont think inu samayn karo this dude properly gets high mentioning his own name lol in every thread he posts.
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 9:02 pm
by ToughGong
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 9:14 pm
by SahanGalbeed
War niyow anagu inaynu ku soo dhowaysano ayaynu jecelnahay e ,siciid afisoone bal intaad ka gudubto waxaad tahay bal inoo sheeg

Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 9:27 pm
by afisoone
waxaa tahay sheeg waa maxay ii soo dir telephone waan kuu sheega waxaan ahay telephonkey waa 1800-saciid-afisoone
Re: WARARKII MAANTA EE INSANE AFISOONE BY SACIID AFISOONE
Posted: Sun Nov 01, 2009 9:52 pm
by SahanGalbeed
^ Kuwaasa la leeyahay dowlad waxa la yidha bara .
Afiisone , naanaab -ka haddi camera loo iibsho ..yacni loo gado

.. uu deetana nin wariye ah u isku qaato ..inaynu ka yeelno jaanjaanimada ma inagu qasab ba ?
Bal sidaad uga soo jawaabi doonto ka fiirso " waa yaabanahay " baad ku dambayn e