Page 2 of 2
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Wed Nov 04, 2009 10:09 pm
by afisoone
SAAXIBIYAAL YAA BADBAADINAAYO 50,000 QOYS OF SOMALI AH OO GAAJO IYO OOMANE LA RAFAADSAN OO WALIBA RAISUL WASAARAHA DALKA SOMALIYA HADA U SOO WADO XASUUQ WEYN
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Wed Nov 04, 2009 10:14 pm
by Advo
I dont care man, I use to but not anymore...waxo dhaco ha dhaco.
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Wed Nov 04, 2009 11:49 pm
by afisoone
WAR DADYAHOOW SOMALIYA ANAGAA U BAAHAN EE AYADA NOOMA BAAHNO. EE MARABTAAN SOMALIYA YES OR NO
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Thu Nov 05, 2009 12:01 am
by edleh
Sxb xalku aad buu fudud yahay, balse waxaa haddana xoogan ama adag sidii loo heli lahaa dad u heellan samatabixinta diintooda, dalkooda iyo dabcan dadkooda. Hadda Somalida waxaa aad ugu batay Danaysiga & Danaystaha ku nool indha la'aanta. Marka si loo gaaro xaajo wax ku ool ah waa in horta dadka noocaas ah meel la iska saaro. Ku darso oo, beryahaan ama aan iraahdee, xilliyadan dambe Somalida, sidii lagu yiqiinay, waxay hadalkii hataataca ahaa ku sii darsadeen Qalin la qaato oo Shaashaddaha lagu soo daabaco warbixino, maqaalo iyo qoraallo dhaadheer oo la leeyahay waxay tilmaan ka bixinayaan sidii Xal loogu heli lahaa Dalka Soomaaliya. Ma xuma, balse taasi ma ahan mid baahi bax keenaysa. Waxa ka wanaagsan iyada oo lala yimaado FICIL iyo Wax Qabad la taaban karo oo ka hufan duldulleel iyo dhacdhac guracan. Kaas ayaa ah mid dad iyo duunyaba lagu badbaadin karo
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Thu Nov 05, 2009 1:41 am
by afisoone
SOMALIYA ALLAH AYAA U MAQAN
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Thu Nov 05, 2009 3:26 am
by afisoone
XALKA SOMALIYA MA AHA IN MARKALE LA KEENO CIIDAN BADAN OO SHIISHEEYA AH HALO SHEEGO RAISUL WASAARAHA DALKA SOMALIYA
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Thu Nov 05, 2009 5:10 am
by gobdoon
Shut up you bufoon what do you know about Somalia A/rashid and the rest of the TFG are trying to bing back law and order and well needed peace in Mogadishou and rest of the country and you what do you know you need your head examined do you have learning difficulty go and learn how to speak and write English you failed comedian ARINKA SOMALIYA AMA TALA RAAC AHAW AMA TALO KEEN AHAW,MARKA TALO LAWOW MA ADA TALO HAYA XATA WAXAD FAHMI LA'ADAHAY NABADA WADANKA KANADA OO AAD KU NOOSHAHAY IYO QIIMAHA AY LEEDAHAY IN NABAD LAGU NOOLADA, ILAHAY KU MAHADNAQ NABADA AAD KU NOOSHAHAY,DADKA WADANKII JOOGANA UGU DUCAY INAY NABAD HELAAN,WAANA TAAS TAN TFG PRESIDENT/PRIMEMINSTER AND THE REST OF THE TEAM ARE FIGHTING FOR AND TRYING TO ESTAPLISH.
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Thu Nov 05, 2009 5:56 am
by afisoone
GABOON WHO IS SEEKING PEACE ME OR DOWLADA USOO AMBABAXDEY INEE SHACABKA XASUUQI DOONAAN SIDII UU UGU SOO AMBABAXAY ISMACIIL BUUBA 2006. WAR QOOMKEENA WAA KU QASAARAY WALAAHI BROTHER. WAR OLOLAHAAN UU WADO MA AHA MID LAW AND ORDER LAGU SOO CELINAAYO EE WAX SOO BARO GABOON WALAAHI. MAR BAAD DHIHI DOONTAA AFISOONE WHAT A MAN OF THE TRUTH. I AM TRYING TO BE PART OF THE HISTORY NOT DESTROY. I LIVE PEACE AND I WANT TO SEE PEACE IN SOMALIA THAT IS WHY I AM CAMPAINING THIS GENOCIDE THEY WANT TO COMIT.
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Thu Nov 05, 2009 8:28 am
by afisoone
ARTICLE OO SHALAY KASOO BAXAY DALKA INGRIISKA OO KA HADLAAYE SAFARKII CUMAR CABDIRISHIID YAA KUNOOL INGRIISKA II SHEEGO WARGEYSKAAS SAAN U AQRIYO PLEASE.
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Thu Nov 05, 2009 9:40 am
by afisoone
OLOLAHAAN UU WADO CUMAR CABDIRISHID YAA HALAGA HORTAGO HALA JOOJIYO OO HALA WAANIYO INSHALLAH
Re: OLOLAHA UU WADO RAISUL WASAARAHA SOMALIYA CUMAR CABDIRISHID
Posted: Thu Nov 05, 2009 11:32 am
by afisoone
WAR OLOLAHAAN JOOJIYA OO JOOJIYA