Twisted_Logic wrote:If Puntland was so glorious, people wouldn't be dying of thirst and Ethiopia wouldn't be entering and doing house to house searches in your lands.



Does punaniland serve zenawi?
Answer

Is Punaniland safe?
Answer
Qarax Caawa Kadhacay Waqooyiga Gaalkacyo ee Maamulka Puntland oo Gaystay Dhaawac Hal Askari
Qaraxaani ayaa lala beegsaday Xarunta Wasaarada Maaliyada ee Maamulka Puntland ee kutaal Waqooyiga Gaalkacyo waxaana uu ahaa Qarax loo adeegsaday Bambada Nuuca Gacanta lagatuuro.
Kooxdii Falkaan Gaysatay ayaa kabaxsaday Goobta qaraxa waxaana ilaa iyo hada aan lagaranayn ujeedada qaraxaani caawa lala beegsaday Xarunta Wasaarada Maaliyada ee Maamulka Puntland
Askariga Dhaawacmay ayaa magaciisa waxaa layiraah Jaamac Yare Wuxuuna kamid ahaa askartii waardiyeynayey xarunta caawa qaraxu uu kadhacay.
Dadka kudhaqan deegaanada puntland ayaa haatan waxaa lasoodaristay cabsi xoogan maaadaama qaraxyadu ay jogto kanoqdeen islamarkaasina habeenkasta uu qarax dhaco
Sikastaba ha ahaatee Maal mihii lasoo dhaafay ayaa waxaa deegaanada Maamulka Puntland kusoobadanayey qaraxyadaan iyadoo habeeno kohor magaalada boosaaso ay kadheceen dhowr qarax oo lalabeegsaday xarumo maamulka puntland uu leeyahay Waxaana habeenkii xalayto ahaa boosaaso lagu dilay nin kamid ahaan jiray ciidamada maamulka puntalnd.