Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by LiQaaye_TDH »

Digadahab... Wallahi You are Oficially Sick :arrow:

Stop seeing Mr Liqaaye in your Dreams.
Digdahab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 464
Joined: Thu Oct 15, 2009 1:12 pm

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by Digdahab »

warya nayaa you HA cock socker relax a bit, fock is wrong with you?

just stay out of western clan affairs that's none of your business anyway
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by LiQaaye_TDH »

Diga Dahab.. as i said your Sick inaader seek Help....Qabyaalad aya ku waashaye..

Why are you so pissed of anyway? i Cant help your little Reer is not represented in the West :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by Keyse_0208 »

D
LiQaaye_TDH wrote:Diga Dahab.. as i said your Sick inaader seek Help....Qabyaalad aya ku waashaye..

Why are you so pissed of anyway? i Cant help your little Reer is not represented in the West
Waar ninkan digdahab runtii waa schizophrenic, one minute he's normal the other minute he sounds like islaan foolaneysa oo cabaad ka soo hadhay :lol:
Digdahab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 464
Joined: Thu Oct 15, 2009 1:12 pm

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by Digdahab »

dhoocilo ceeb liqaayo , just stop talking with two tongues, most people here knows you are the sick one

seek help :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by LiQaaye_TDH »

Keyse_0208 wrote:D
LiQaaye_TDH wrote:Diga Dahab.. as i said your Sick inaader seek Help....Qabyaalad aya ku waashaye..

Why are you so pissed of anyway? i Cant help your little Reer is not represented in the West
Waar ninkan digdahab runtii waa schizophrenic, one minute he's normal the other minute he sounds like islaan foolaneysa oo cabaad ka soo hadhay :lol:
I guess its a Ciidagale thing, there use to be one Cidagale guy on Paltalk called TotalBoy, just like this Retard :lol:
Digdahab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 464
Joined: Thu Oct 15, 2009 1:12 pm

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by Digdahab »

^ a perfect example of who is mentally handicapped and cugdaad ridden to the bakthii bones

You relate clans to indviduals , while I spoke to u as a man to man, seek help doqonyahow, realize it .
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by Goljano Lion »

Ducaysane209 wrote:i am assuming it's either H.Y , Arap ama Sacad Muse degmo.
Both Sayla Bari iyo Sayla Galbeed is pure degaan Sacad muse, Its 10 or 15 minutes from GADH IYO GOOL
AYUUB Isaaq
Posts: 37
Joined: Thu Aug 09, 2007 5:17 am

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by AYUUB Isaaq »

Salaan dhamaan.
waxaan aad oogu hambalyeynaya degmadan sayla oo ah degaan aad u facwayn ayna dagaan beelwaynta ayuub sh isxaaq ..
kuwan leh arab ba daga ama habar awal ama habar yonis adeer degaanka makala taqaanane bal ila eega erayadan soo socda.
Suldaanka guud ee Beelaha Subeer- Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan C/raxmaan ayaa yidhi “Anigoo ku hadlaya magaca Beesha Subeer-Awal ee fidsan ilaa East Africa waan idin Salaamayaa, Beesha Ayuub waa adhaxda Somaliland, aniguna waxaan ahay tafiirtoodi oo waxay dhaleen awoowgay Suldaan C/raxmaan”.



“Degmadani waa hormoodkii halganka oo waxa ugu yar ee ay halganka kaga soo qeybqaateen waxay ahayd ‘Kaarto Ayuub’.”ayuu yidhi Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi.

tasoo kuu cadeyneysa degaan ayuub inay tahay Degmada Sayla.. tan kalena ila eega.

Boqor Cali Xuseen(Boqorka Beelwaynta AYUUB) oo ku hadlayey magaca beesha deegaanka Sayla ayaa waxa uu si-weyn ugu soo dhaweeyey martisharaftii ka soo qeybgashay xafladan, waxaanu yidhi “Geedkani waa kii laygu caleemo saaray, maanta oo degmo loo magacaabayna innaga oo hoos joogna waan ku faraxsanay”

uddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Wakiilada Md Cabdicasiis Maxamed Samaale,ayaa yidhi Degmada Sayla, oo ah deegaan balaadhan oo dad badan kulmiya, waana dhul taariikhi ah, waxaanan xusayaa in deegaankan iyo dadka daganba ay laf-dhabar u ahaayeen una yihiin jiritaanka Somaliland, ILAAHAYNA ha ugu sii wado reer Sayla sidii ay awalba dalka laf-dhabarta ugu ahaayeen.

Xogyayaha guud ee talada dalka haya ee UDUB Md Jaamac Yaasiin Faarax, ka hadlay ayaa yidhi “Haddii Sayli maanta sidan u magacaaban tahay, magaca uun kuma filna umadda halkan u dhalatay, magacowga waa in agabkii la soo raaciyaa, dadka madaxda ahi waa in ay agabka soo bixiyaan oo ay balanqaadaan sida madaxda qaar u balanqaadeen, si degmadan aadka u amaanani ay u heshi agab wanaagsan aad u qurux badan, kaas oo dhiirigaliya in dadka Magaalada lihi ay dhulkooda aaminaan oo ay wax kala soo baxaan.”

Inta iyo in ka badanba waanu haynaa ee ilmaderyaal sayla bari iyo sayla galbeed ba waa deegaan ay ayuub kaliya dagaaan .
Sam88
Posts: 59
Joined: Wed Apr 08, 2009 6:20 pm

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by Sam88 »

well done beesha AYUUB. :rose: :clap:
Boodh iyo Torre
Posts: 179
Joined: Wed Sep 09, 2009 9:04 am
Location: Ex-Burao

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by Boodh iyo Torre »

Ayuub Sh. Isaaq, waxa tahiin Reerka Reer Isaaq uga yar maanta, laakin qolay Ayuub Sh. Isaaq wa nimanka uga tariikh badan yaga iyo Garxajis (Arap, Ciidagale, HY) iyo Tolecjlo.

Laakin, clear this up please, this a link to Haatuf, the website stipulates that Sayla Bari was under Fararweyn district, which is Habar Awal, I think Reer Gadiid and Axmed. Laakin, Sayla Bari is now under the Gobolka Hawd, or Haud Region which is jointly conrolled by Arap and Ciidagale, with Arap being the nearest clan to Sayla Bari,

http://www.haatuf.net/2009files/14756.html

1.Does that mean Sayla Bari is Arap? or joint degeen of Arap and Ayub, since Habar Awal is out the picture and has been taken from their Fararweyn district and placed in Hawd Arap and Ciigdale distrist.
2. I am aware that their were clashes between Ayuub and Habar Awal over the area of Cisha Borame' and clashes with Arap over Pepsi?
3. Is this degmo part of the struggle to finally end the incorparation of Ayuub Sh. Isaaq into Habar Awal, which the struggle initailly started over dhulka 'Cisha Borame (Shacabka) ?
4. Thats the mean that Ayuub would would make alliances with Arap and Garxajis?
5. When would Reerka taarikh badan ee Ayuub Sh. Isaaq, when would Ayuab finally end the occupation of its lands and its clan by the Habar Awal clan dominace?

damaan, Reerka Ayuub Sh. Isaaq wa idin salamay :up:
AYUUB Isaaq
Posts: 37
Joined: Thu Aug 09, 2007 5:17 am

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by AYUUB Isaaq »

Boodh iyo Torre..sxb Salaan...

sxb waxan filaya inaad ka war qbto 8 dii uu dhaly sh.isxaq siday u kala badanyihin as follows..
Garxajis
Habar awal
Habar jeclo
Arab iyo ayuub oo isku number ah
toljeclo sambuur
cimraan

............Marka ma odhan kartid ayuub ayaa ugu tiro yar....farawayne xarshin sayla bari baligubadle iyo alaybade ba waa dagaaan ayuubku...as for ur information about the haatuf site i too read it ..it never says it comes under the farawayne district it says HAWD Region Gobolka hawd...n farawayne is not a gobol its a dagmo...one dagmo doest go under other degmo..i think that point is clear bro..n as for Gobolka HAWD its inhibited by Arab ayuub ciidagale...three of them ...half of the baligubadle city ayuub ayaa daga...which i advice you to re-read the haatuf as well as other news about sayla...coz i didnt say anybody who was attending the the wanqalka degmada sayla i didnt hear any body mentioning arap n habar awal...all the ppl were congrutulating ayuub ppl for their district..
Degmada Sayla bari as well as Sayla Galbeed waxa daga ayuub sxb....no arap as well as no habar awal...
Farawayne habar awal iyo ayuub baa wada daga ..so i dont thnk so in arab ay leyihin dagmadaas.
as for ur second question bro...there wasnt clashes btw ayuub n ahabar aawal. in ishaboorama not cisha boorama....its formerly known as ishaborama now its called xaafada xaaji cabdi .
same goes with pepsiga arab n ayuub..
I thnk i made it clear to u as long as i could .
Digdahab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 464
Joined: Thu Oct 15, 2009 1:12 pm

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by Digdahab »

where is hawd region, is it part of somaliland or the ethiopian

I find this statement to be interesting
half of the baligubadle city ayuub ayaa daga
I really don't know if Ayub and Arap is same size, but could really be...who knows.
probably the two clans know eachother better then rest of us


btw what makes you think that HA is larger then HJ?
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by Dhaga Bacayl »

Digdahab wrote:where is hawd region, is it part of somaliland or the ethiopian

I find this statement to be interesting
half of the baligubadle city ayuub ayaa daga
I really don't know if Ayub and Arap is same size, but could really be...who knows.
probably the two clans know eachother better then rest of us


btw what makes you think that HA is larger then HJ?

You're fishing for something nasty and it really stinks so please stop it.
AYUUB Isaaq
Posts: 37
Joined: Thu Aug 09, 2007 5:17 am

Re: Degmada cusub ee - Sayla Barri - Hargeisa Region

Post by AYUUB Isaaq »

...Digdahab....horta salaan inder..mara xigta....sxb Habar awal iyo habar jeclo as i heard habar awal baa ka badan ..lakin its my opinion could be right or wrong.....kolay habar jeclo ayaa ka dhul balaadhan ..lakin interms of population habar awal ayan filaya badan...correct me if am mistaken inader...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”