
Buuhoodle is Habar jeclo territory as Caynaba is Reer Yoonis territory

Moderator: Moderators
Bal I'm not even going into the many errors made in the above statement. As a concerned resident of the town of Haye which is were the fight took place in. I would like to ask these dillusioned creature why if the occupied the town they did not keep it. Is it not stupid to beat a foe and then give back your reward. That town Haye today is HJ, Reer Dahir its always been that way. You see his theory has no common sense.JeyR wrote:Magnificent... First of all, the topic I was responding wasn't all dhulbahante land, it was only Buuhoodle airport and Jamac buluug whom you said he passed away, which was lie. FIrst of all we have been fighting Haber jeclo and Habaryonis and isaaq almost 100 years, and we never lost war with them, every isaaq person knows dhulbahante, and you should know too. look at the history, the last time isaaq and dhulbahante fought face to face was Haye war which was 6 days war, dhulbahante won that war and took over the city call HAYE. this is AADAN CARAB oo dhulbahante Reer hagar ahaa Gabaygiisii. Please halkan riix oo akhri gabaygan, ma jecli inaan iska faanee.
http://www.golkhatumo.com/Goobjoog.htm
Caynaba iminka dhulabahante waa degan yahay, markii hore way ka tageen iminkase way ku noqdeen, sababta ay uga tageen markii hore maahayn dagaal ee waxay ahayd markii daraawiish jabtay ee ingiriiis qabsaday dhulka la yidhaa somaliland, dhulbahante wuxuu ahaa daraawiish, daraawiishna way jabtay oo dhulkii waxaa qabsaday ingriis, dhulbahante diyaarado ayaa ingiriisku ku weerary...ingriiska iyo isaaqna waxay isku kaashadeen in ay dhulahante ka aargoostaan, dhulbahante hawd buu u guuray si ay uga badbaadaan dawlada ingiriiska. hadii aadan taariikhda been ka sheegayn, bal ii sheeg dagaal dhulbahante iyo isaaq dhexmaray oo dhulbahante dhul lagaga qabsaday ama lagaga guulaystay. hadii aad ka hadlasyo laas caanood oo iminka ay haystaan somaliland oo taageero ka haysata beelo dhulbahante ah, waa arin kale hadii kale wax cad oo taariikh ah keen, War dee waan naqaanaa adigoo kale oo nacas ah oo iska hadla... taariikkh cad keen, waxba ha odhanin isaaq ma ihi, we know inaad isaaq tahay, keen taariikh cad, hadii kale shut up....
nabadeey
looks who is talking adan madoobe the bastard child of dhulbahante, our former sherpherd boys.LiQaaye_TDH wrote:Jewyr... you fool, who says there is Dhillos in Caynaba or Haye? Dhullbahnate have lost all their Land and territory to Habar Jeclo, just listen to the old Qurjiile man that was crying about the Land Habar jeclo has taken over from them.. such as Ballidhiig, Coodanle,all the Hayes(3 Towns) Qorulugud, and Many more.. and you dare to come in here and chatt about you qurjiile people live in Caynaba![]()
Buuhoodle is Habar jeclo territory as Caynaba is Reer Yoonis territoryThe whole of Buuholde District is HJ except 3 villages! so go ahead and Build my Future Airport1
bal wuxuu adaan carab agdhigayo eeg! a third rate poet farting up fantasiesGENERAL_SNM wrote:Bal I'm not even going into the many errors made in the above statement. As a concerned resident of the town of Haye which is were the fight took place in. I would like to ask these dillusioned creature why if the occupied the town they did not keep it. Is it not stupid to beat a foe and then give back your reward. That town Haye today is HJ, Reer Dahir its always been that way. You see his theory has no common sense.JeyR wrote:Magnificent... First of all, the topic I was responding wasn't all dhulbahante land, it was only Buuhoodle airport and Jamac buluug whom you said he passed away, which was lie. FIrst of all we have been fighting Haber jeclo and Habaryonis and isaaq almost 100 years, and we never lost war with them, every isaaq person knows dhulbahante, and you should know too. look at the history, the last time isaaq and dhulbahante fought face to face was Haye war which was 6 days war, dhulbahante won that war and took over the city call HAYE. this is AADAN CARAB oo dhulbahante Reer hagar ahaa Gabaygiisii. Please halkan riix oo akhri gabaygan, ma jecli inaan iska faanee.
http://www.golkhatumo.com/Goobjoog.htm
Caynaba iminka dhulabahante waa degan yahay, markii hore way ka tageen iminkase way ku noqdeen, sababta ay uga tageen markii hore maahayn dagaal ee waxay ahayd markii daraawiish jabtay ee ingiriiis qabsaday dhulka la yidhaa somaliland, dhulbahante wuxuu ahaa daraawiish, daraawiishna way jabtay oo dhulkii waxaa qabsaday ingriis, dhulbahante diyaarado ayaa ingiriisku ku weerary...ingriiska iyo isaaqna waxay isku kaashadeen in ay dhulahante ka aargoostaan, dhulbahante hawd buu u guuray si ay uga badbaadaan dawlada ingiriiska. hadii aadan taariikhda been ka sheegayn, bal ii sheeg dagaal dhulbahante iyo isaaq dhexmaray oo dhulbahante dhul lagaga qabsaday ama lagaga guulaystay. hadii aad ka hadlasyo laas caanood oo iminka ay haystaan somaliland oo taageero ka haysata beelo dhulbahante ah, waa arin kale hadii kale wax cad oo taariikh ah keen, War dee waan naqaanaa adigoo kale oo nacas ah oo iska hadla... taariikkh cad keen, waxba ha odhanin isaaq ma ihi, we know inaad isaaq tahay, keen taariikh cad, hadii kale shut up....
nabadeey
The more likely scenario is that they attacked with the help of the SNA and they got toasted. This fool Adan Carab was just covering up the truth with lies.
“Marse haddii dagaal loo kacoo laysku kululaado
Kufri iyo islaam uumiyuu naga kaxayn waaye
Kitoo miidhan iyo baannu nahay keligi laayaane.”
Dagaalkii Haye oo gabayo badan laga tirshey waxa ka mid ahaa tixdan la yidhaahdo “Keef Xaalak” ee uu Samatar Dakharre ugu jawaabayo nin gabay ku faanay oo Aadan Carab la yidhaahdo. Aadan Cara boo malaa guusha u yaqaan xabbad la iska rido ee aan xisaabin raggii, saanaddii iyo taakulayntii ay ku waayeen Haye ayaa tirshey gabay ay ka mid ahaayeen;
Kolse hadaanan caafiyad dab, iyo ciidan tabanaynin
Casar iyo inaan duhur wax galo, caariyaan bidaye
Waa caado tuug galab inaan, ceelka weeraro'e
Ma cadceeda oo soo baxdeybaan, cudud idiin sheegtay
Cadadkeeda guutada miyaa, samada caad fuulay
Ciir iyo habaas qudha miyey dunidu cowlaatay.
Gabaygu u ekaa tixdii “Habbis” ee Maxamuud Daallin ka tirshey hardankii u dhexeeyey Habarwaa iyo dhawr jilib oo HabarJeclo ah. Iyadoo la wada og yahay ceebtii Shirshooraha iyo Gaaskii ciidanka ahaa ee taageerayey ka raacday Haye, caqliga ayaa diidaya in nin la ciilay gabay noocana tirsho.
Markii gabaygaa Aadan Carab la maqlay waxa ka jawaabay dhawr nin oo uu ka mid yahay Xaaji Cabdi-gii Reer Daahir. Samatar baa Xaajiga gabaygii ku celiyey oo yidhi adna xaqiiq baad ka gabayda ninkaad u jawaabaysaana wuu iska faanaye maa redidid. Cismaan Dawiil oo meesha labada Abwaan fadhiyeen joogay baa Samatar yidhi “Samatarow adigu maad ninkaa cidlada ka faanay wax tidhaahdid” markaasuu Samatar gabaygan ka tirshey isla goobtii. Isagoo Aadan Carab la hadlayana waakii lahaa;
Illeen oday karaar uma eka, oo waa anoo kale'e
Kadeedkii qabsaday Aadan Carab kaar ma ledi waayey
Ma karmaanta aydiyo xaskuu, kabo la'aan jiidhay
Keyse iyo miyaa lagala hadhay koox ilma adeera
Ma kufaakicii baa illaa koonfur la eryaayey
Kaftanka iyo haasaawuhuu keenay ma illaaway.
Digniin: Gabaygan ma dhamma oo intii aan cajaladda maqalkeedu noo saamixin waan ka boodnay:
1. Kaafleyda maansadu beryaha, iguma kaarrayne
2. Waxaan luuqda koolkoolin jirey, laygu kari waaye
3. Karaahaystay haasaawahaan kow ahaan jiraye.
4. Kaftan iyo dhabtoonna uma marin, Koofil dabadeede
5. Maantaa kalkood galay tixii, kaydsanaan jiraye
6. Koow dhaha Cismaanoow haddaan Koobbi qorayaaye.
7. Adigoo kashbacay oo sidii Kebesh u xaydhoobay
8. Oo kadimo geeliyo xeryaa adhigu kaaceero
9. Oo Kobo caleenliyo xareed kuugu kala soofay
10. Oo lacagtu kuu kiilan tahay kiishaddiyo jeebka
11. Oo kibis xalaaliyo nimcada kiribku kuu buuxo
12. Aad dumarkeed koodii kore iyo Kaaha la cawayso
13. Kaftan iyo cayaar laguma galo kabar colaadeede
14. Waxa nabadda lagu kaydsadaa koos adduunyaha'e.
15. Kooraa raggii saari jirey kaynta laga guuray
16. Ee uu kaskoodii qabaal kaban aqoon waayey
17. Mar hadday karuur iyo helaan kaynta midhaheeda
18. Oo uu kacaankuna ayido, oo kooras ugu deeqo
19. Oo Kaarihii dawladdiyo kolanyo loo dhiibo
20. Kartidiisa Daaroodka waa kibir xumaanshaa'e
21. Iyagaan kifaaxeey xornimo kaalinna u joogsan
22. Kuraasida la wada saaray iyo koodhka loo geliyey
23. Kooskaba qabsada waa wixii kaday Shirshooraaye.
24. Kuubba iyo sidii Xabashidii la isu keenkeenay
25. Kulubyada la soo ururusaday iyo Kirib calooleedka
26. Kuukuuyadii ina Siyaad idinku koolleeyey
27. Waataad ku taamteen waxaan idin kafayneyne
28. Annagana Kariimkii allay kiisa noo tahaye
29. Isagaannu kaalmaysannaa keli ahaantiise
30. Kaayaha aduunyadana waa naga kor qaadaaye
31. Kutubtiyo wixii aan ahayn koolajiga diinta
32. Karaahiyada waan necebnihiyo kulanka shaydaane.
33. Marse haddii dagaal loo kacoo laysku kululaado
34. Kufri iyo islaam uumiyuu naga kaxayn waaye
35. Kitoo miidhan iyo baannu nahay keligi laayaane
36. Kabiir iyo saqiir Habar Jecloo kaahiney hurudda
37. Waatay kajiiddada xumaan nagu kalliifeene
38. Kaambeynka waatay galeen karamo duullaane
39. Kamaandowska Reer Daahirkii karinta hawd raacay
40. Kamballada guryaha geelashoo koone uga foofay
41. Oo uu kormeerii la jiro kaynta hore joogey
42. Iyagay kornaylliyo wataan, kibirtan loo doortay
43. Kumanyaal hubkoodii sitaa koox yar weeraraye.
44. Ka kacayda qaylada, warkaan cidiba noo keenin
45. Sidii Kaamil-koodhkii fadhiyey, kodayartii buurta
46. Kob shareeran bay ula galeen kaara-dilihiiye
47. Markaasay kamiis ula dhaceen kii la hayjadaye
48. Ma kor marine shiishkii, siday kamarad haystaane
49. Kurkaa lagala eegtiyo wadnaha kulubidiisiiye
50. Waxba yaan kinaayayn daraan noo kufba ahayne
51. Kashifkii qabsaday reer Garaad koosku ma ogaaday
52. Ma karaama seegeen raggii kaafi laga waayey
53. Kibaaraad miyaa laga diliyo Kaabbe wada naaxay
54. Konton iyo sagaal dheer miyaa lagu kabaal qaaday
55. Kulaanbayda iyo xuunshadii kaday miyaa haagay
56. Kal biyo ah sideedii tukuhu maw kabbaday dhiigga.
57. Kulaylkiyo rasaastii markii keebka lagu waalay
58. Kufur beenayaashii miyaa kabala'aan yaacay
59. Illeen oday karaar uma eka, oo waa anoo kale'e
60. Kadeedkii qabsaday Aadan Carab kaar ma ledi waayey
61. Ma karmaanta aydiyo xaskuu, kabo la'aan jiidhay
62. Keyse iyo miyaa lagala hadhay koox ilma adeera
63. koley wira mar soo roga miyuu kari awood waayey
64. Ma kufaakicii baa illaa koonfur la eryaayey
65. Kaftanka iyo haasaawuhuu keenay ma illaaway.
66. Kacaannimada Buuhoodle waa lagu kalsoonaaye
67. Kobcintii dhaqaaliyo wixii kaalmo lagu siiyey
68. Kaydkii u oollaa miyaan kiilo laga qaadan
69. Ma kelyay u waayeen rag waa kini adaygaaye
70. Koonii markii laga gudbiyo kaalintii debedda
71. Ee uu dagaalkii kordhee kooska wada gaadhay
72. Kebeddii Salmaha, Ciidankii Kabar Ugaadeenya
73. Kambalkeeda Caynaba wixii Kaare hoganaayey
74. Kanooniga madaafiicda, iyo kolanyo jiidaysa
75. Koolaaftankoodii intoo koosan laga gaadhay
76. Kubaddii cagaa iyo sidii, kolayga maw laadnay
77. Kanaalkii furraa iyo nugaal ma uga koor goyney
78. Iyagoo kal dhaafay oo harraad kaynta hoganaaya
79. kol inay daraan ceelashii kalax ma loo diidey
80. Keenada ma daadsheen sidii Koran-bacaad awra
81. Kalcas wiilashii joogay iyo karinta taaggeeda
82. Ma kalooyaduu caayayaa kelebki naafeeyey
83. Waxba yaanan kiilomitirin kaayihii dhacaye
84. Kun awoowo taariikhdu waa koobi noo qorane
85. Korkaa laga hayaa Aadanow kulantideenniiye
86. Kaamkii Taleex iyo illaa, Karin adoo daadsan
87. Nimankaa kadeedkaa qabteen idinka kaalmeeyey
88. Ka abaal dhacaa Reer Isaaq talo ku koobteene
89. Kutaantiyo sidii baw cunteen, dhiigga oo kale'e
90. Kalgacaylka iyo raaxadii, waa ku kibirteene
91. Duqsigii kunbaday baad tihiin fuudki kululaaye
92. Nin waliba wuxuu keensadaa lagu kaxeeyaaye
93. Keef-Xaalak waataad nimcada kadabsan weydeene.
Sxb, You have things a little confused. That gabay was a reply to Yawle when he said..Haddii aan la heshiininooJeyR wrote:OOH MY GOOOSH I CAN'T BELIEVE ISAAQ TALKING LIKE THIS, ESPECAILLY HABAR JECLO. WAR ISKA DAA MASAAKIINTAN YAR YAR EE HABAR JECLO'E EE DHULBAHANTUHU ISAAQ OO DHAN BUU CAYDHSADAA.
WAXAAN AAD ULA YAABAA, ISAAQA INTA HORE WAY FAANAAN, RUNTA MARKAY TIMAADANA WAXAY ODHANAYAAN WAR ABTIYAALOOW XABADA INAGA DAAYA..... IMINKA DAAWADA CAJALADAN, NABADU INTAY JOOGTO WAY FANAYAAN, MARKA DHULBAHANTE CADHOODANA WAY YAACAYAAN. WAR WAXAN SEE LOOLA DAGAALAMAA? CAJALADAN YOUTUBE CAN NALA DAAWADA, WAA DHULBAHANTIHII OO ISAAQ CAYDHSANAYA OO WALIBA MAGAALADII KA QABSADAY. DAGAALKANI WUXUU DHACAY 8 BILOOD KA HOR, ISAAQU MAGAALADII WAY KA YAACEEN.
HALKAN RIIX DAGAALKAAS
TA KALE QOLYAHAN KU FAANAYA, WAR TAARIIKH CAD BAA LA HAYAA, ILA AKHRIYA GABAYGAN SAMATAR BAXNAAN EE UU HABARYONIS U SHEEGAYO IN ISKADAA HABAR JECLADAN AAN ANIGU LEEYAHAYE, IN XATAA AAN HABAR YONIS SAAN RABO KA YEELAYO.
Marka hore hadday laba qabiil,kala maqnaan weydo.
Miyir lagu walaaliyo hadday,maarsi kala weydo
Mindiyo laysku dooxiyo hadday,maradu dhiigoodo
Mirta iyo dharaartuba dagaal,kama maqnaadaane
Mutux waxaa ka xoog badan sirtii, laysku mowtiye e
Waxba Habar jeclada aan mulkiyey,haw makaabbirine
Shan qolaa mataanaha ka jaban,Maxamedkiinniiye.
Madmadoobayaal oo dhan baan,loo muraad qumine
Waa muusanoow iyo baroor,maansadaad tidhiye
Maadhiinka nimankaan la dhacay, miida Habaryonis.
Magta geed quwaax lagu xukumay,waa rag kaa maqane
Ma mardaadi baa ka jiraan,muuqan mahayaane?
Mise waa kuwii lagu mudmuday,maqasha daaqeeda?
Afartaa madkeeyeye miyaan, meelna ka habowshe
Madhoodhooyin iiguma baxee, marin ma qaadsiiye
Micne kalena waa eray yaroo, Maxamed loo sheegay.
Makhribkii hadaan duulay,waa mid an ku dheerahaye
Muunida aroortiyo hadhkii,kuma macaashteene
Waa taan makaartii Goleed, kaa mullaaxsadaye
Maydkii Isaaq lagala hadhay,moodharaa guraye
Waa kii waraabuhu ku mamay, maaxdii reer sahale
WAR TAARIIKH CAD KEENA, GABAY ISKA DAAYE, CAJALADO BAA LAYDINKA HAYAA IDINKOO MAGAALOOYINKII DHULBAHANTUHU IDINKA CAYDHSANAYO.... PROVE IT OR SHUT UP.
This is getting desperate now. Sxb tell me were he refers to Dhulbahnte as Marodi. You imbecile he is refering to his earlier poem when he called HJ marodi after we made you refugees and forced you out of Caynabe. He only made this above gabay because HJ and HY had a major conflict, hence why he is saying ''I was only calling you HJ marodi for entertainment''. It had nothing to do with your worthless qabil. So dont try and pull the wool over our eye's.JeyR wrote:WAXAAN RABAA INAAN KU DARO MAR HADAAD YAWLE MEESHA KEENTAY, YAWLE OO AHAA NIN HABAR YONIS ISAAQA MARKII UU KA NAXAY SIDA DHULBAHANTE HABARJECLO U GUMEEY, KANI WAA GABAYGII UU U TIRIYEY, ISAGOO DHULBAHANTE KU SHEEGAY IN AY MAROODI YIHIIN. WAANA KAN QAYB KA MIDA GABAYGIISII
Muslin iyo kufriba idinka oo ugu miciin liita
Ma maroodi baan Habar Jeclooy idinku maaweeshey
Ma mooyaan idiin tumay gun waa loo mashxaradaaye
Ma maraykan baa idin qabsaday ayda miranaayey
YAWLE OO AHAA NIN ISAAQA ISKABA DAA DAAROODE, AYAA HALKAN IDIINKU CADEEYEY IN DHULOOS SAY RABAAN KA YEELAAN ISAAQA.....