Page 2 of 2

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 12:06 pm
by Dhaga Bacayl
*HannaH* wrote:

Heedhe speaking of which, tani Basradu qaad wayna? :?
Oo maxaa lagu guraa la yidhi?

Ilamaha waxu iddiday isagaynu waydiin. Laakiin anbiga waxay ila tahay inay kala garan wayday ilayn waadigi yidhi there is more in the buuri than tobacco. :lol:

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 12:09 pm
by *HannaH*
Loool, dee mooji wixi laysku guri jiray uun ee asalka ahaa...but waxaan ku idhi because
kolba dhinac aya lugu tirya LOL....

Haa and wayna dhici karta inay kala garan wayday, mixed buuri+laydh cas....= waa halis.. :mrgreen:

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 12:11 pm
by Sir-Luggoyo
Skippa,

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Camii, habartii Ho Ho ahayd ayaa waxay ka bixi weyday "Me like baby" "Make baby now" Arror walba intay soo jarmaado, dee waa anigii ku idhi "Orodoo adigu ka dhal"


Dhego,

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

War ninku cadowsanaa. Waryaa, the best thing after marqaan is Basra and the baby is due in two months, we r expecting a Luggoyo Jr. in february, walqalka ka soo qayb gala adiga iyo Hannah.

Hannah,

Saxib ninkaa warkiisa ha dhegeysan, you know inuu waligiiba luggoyadayda ka shaqayn jiraye

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 12:26 pm
by Dhaga Bacayl
Lugooyo,

Waar Inanta ku qaado hadalka badan iska daayoo.

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 12:29 pm
by *HannaH*
Sir.....



Hmm....I don't know saxib Dhaga hasn't lied to me ever.....but waan is khasbi and give you the benefit of the doubt. You should name the kid Mad Mac! :mrgreen:


Dhaga, muxuu qaata dee ninkani reer diyaar uma aha, wali wuxu ku jira party to party. :mrgreen:


Catch you guys in a bit, have to make dinner. Man, sometimes I miss the days my mom eey cunto nala bari jirtay.... :cry:

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 2:08 pm
by Demure
Lol@ Lug...War waxaad aroostid maad waysay? Chinese?? Com'on!!

Anyway, shir kheer leh ayaad ka baxsaday arooskaas, before she produced a counterfeit baby!

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 2:40 pm
by Sir-Luggoyo
Dhego,

Wax inkaar qaba ayaad tahay ee noo daa xaaska. The good thing about Basra is, you can still bark any other tree you desire while committed to her, and the overall plus is, she at times invites her female friends for a menage troi. Xaggeen u kacaa markaa?!!!

hannah,

Party to party is what me and my partner agreed on, no restrictions and no strings attached. Yaa heli kara dee


Demure,

Horta ii warran bo, Salaam Caleikum aa la is dhahaaye. Habarta haddii iska sugi leheed, halkoo Tiger Woods camal eh waaba iska heli leheed, laakiin, she never gave me the chance

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 2:41 pm
by Ka darag
wa alaikum asalam :|

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 4:16 pm
by Demure
Lug,

Fiican buddy wa calaykum al salaam (my bad), Hope all is well with you up in the North East.

We don't like the "Tiger Woods" look, we would have discriminated against your child and not let him play with our kids :lol:

Pls next time indha yar hanoo keynin, we will even accept the Serena Willians but no more Wong Tongs!

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 4:55 pm
by Cawar
Wacalaikum .Waryaa Lugoy war tii yarayd weli hadayba kugu jirto waa khayr.

War wixii dhiig lahow kaca..war meesha ka kac facaa iyo intii ka yar yareydba ku dhaafe e. :lol:

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 5:07 pm
by Sir-Luggoyo
Demure,

Have u ever seen the product of indho-yar and Somali? They look like Jinni. I thought we could mix with anything and come out strong, but this is one heck of breeding-went-awry.


Cawar,

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

War wax iga tagay ma jiraane amba indho yar baan xaas ka dhigtay oo wey socon weydaye. Fiiri, Kaasa-mayda aa ku qabatay tii ka yarayd ma joogtaa?

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 5:13 pm
by Cawar
War tii yaraydaada ma ogiye..faxdu waa dhal culumo , anba garab baan meesha ku galay ee ka bul dheh sxb. :lol:

War saxiboy terzo mondo ood shaqo fiican ku hesho wax ka fiican ma jiraan.. war dhul gaaleed iyo meel baas yuusan cimrigu kaaga dhamaan baan ku leeyahay.

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 5:16 pm
by sadeboi
Sir-Luggoyo wrote:Demure,

Have u ever seen the product of indho-yar and Somali? They look like Jinni. I thought we could mix with anything and come out strong, but this is one heck of breeding-went-awry.


Cawar,

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

War wax iga tagay ma jiraane amba indho yar baan xaas ka dhigtay oo wey socon weydaye. Fiiri, Kaasa-mayda aa ku qabatay tii ka yarayd ma joogtaa?

I would beg to differ...aad bey uu quruxbadanyahiin bro...

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 5:24 pm
by Sir-Luggoyo
sadeboi wrote:
Sir-Luggoyo wrote:Demure,

Have u ever seen the product of indho-yar and Somali? They look like Jinni. I thought we could mix with anything and come out strong, but this is one heck of breeding-went-awry.


Cawar,

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

War wax iga tagay ma jiraane amba indho yar baan xaas ka dhigtay oo wey socon weydaye. Fiiri, Kaasa-mayda aa ku qabatay tii ka yarayd ma joogtaa?

I would beg to differ...aad bey uu quruxbadanyahiin bro...
Sade,

Hadde waxaan u malayn indhoyarta ayaa kala roon, aniga waxaan arkay Vietnam iyo Somali, iyo Thai iyo Somali
waxay iska dhaleen

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo

Posted: Fri Dec 04, 2009 5:26 pm
by sadeboi
Indhayarka...Japska aya ugu qurux badan...and I personally think Koreans too (not ones with flat faces thou)...and Filipinos waa dad gaa-gaaban lakiin qurux wey ku jirta..