hyperactive wrote:Shams al- Dawla wrote:Nimankii ina laha waddanka ayaynu xorreynayna , dhagax ba u maddax ah , ya Allah!
War waa ineynu "pirates" contracts -s ku bixina , nimankaasa bad weynta hindiya iska shita beriyahan e.
Ninkii Al shabaabtu ku disho somaliya ba , mid ba Comoros laga soo dilaya , gudhu dan ilayn way inagu ceebeeyeen arligii e .
so hade alwaba gudu somadan uma bihin?
dee comoros wa isku dad.lol
Waryee , hypercative i waran adeer .
Maalin dhoweed walideydii waxay u wada ba', reerki Absame la odhan jiray baan isku qaaday , kow dheh ?
War adeer ha iga cadhoon adigu ya?
Hurdada ka toodi baan is leeyahay dadka qaarki , ha iga cadhoon okay ?