Page 2 of 2
Re: Poll Fanaanka sanadka 2009 waa
Posted: Thu Dec 24, 2009 12:27 am
by zingii
Moguul21 wrote:zingii wrote:Intaa ku saxay baa wali sii doodaysaa?

War aniga ima sixi kartide waxkale ma heysaa? kii soomaliga kuu dhigi jiray macalinkiisii baad la hadleysaa saaxiib
Macalinka kii uu ka keenay baan ahay aniguna ee bahasha hadaa dadka baraysid sidaan kuugu keenay u bar.
Re: Poll Fanaanka sanadka 2009 waa
Posted: Thu Dec 24, 2009 12:34 am
by Moguul21
zingii wrote:Moguul21 wrote:zingii wrote:Intaa ku saxay baa wali sii doodaysaa?

War aniga ima sixi kartide waxkale ma heysaa? kii soomaliga kuu dhigi jiray macalinkiisii baad la hadleysaa saaxiib
Macalinka kii uu ka keenay baan ahay aniguna ee bahasha hadaa dadka baraysid sidaan kuugu keenay u bar.

war zingii nin haraye matihide xitaa markaan dewa zero kudiray bal nin yahow pollka vote garee kadibna ka yaac meesha saaxiib

Re: Poll Fanaanka sanadka 2009 waa
Posted: Thu Dec 24, 2009 12:42 am
by Morrison
and the winner is

Re: Poll Fanaanka sanadka 2009 waa
Posted: Thu Dec 24, 2009 1:54 am
by zingii
Moguul21:
Giriinkaar baan wali haystaa ee bal aan aragno inaa doorashada ka qaybgali karo markaan qaato baasaboorka.