CoolPoisons wrote:Illahow nin aan wax ogeyn ha cadaabin
cuqdad kali maskaxdiisa wasay. Badow foqal badow. ileen maanta ogaaday why Riyale rules U. Rag ka mid ah Emperior ayaa meesha ku jira.
aawey waxgaradkii IIdor sida Liqaaye, Rightwing, Ina baxar, iyo akhyaarihi aan xushmeyn jiray
inaar badownimadu wax xun maha ya ku yidhi badawnimadu wa wax xun yaan laga dhadhicn yana dhaqan laga badalin sxb taasan kugu talinaya sxb
Anigu kumaan odhan Dawladi kacaanku ma tageerin jabhada laakin waxan ku yidhi their final mission waku ku hungoobeen taasina been maha sxb la soco wa wax dhacay wa wax taarikh wa wax la wada ogsoonyahay
Madaxweyne Daahir riyaale kahin meesha maxa keenay iyo cuqdad ya waxa ka hadlaye adigu waxad ka hadlayse abaal somali u gashay jabuuti ana waxan ku yidhi . abaal xata hadad u gashay way caawiyen somalida when shit was going down
hadad somalida badow ku sii sheegtid sida inadeerka voltage baad noqonaysa waxad ku tilmamaysa somalida uncivlized iyo wax la mid marka ka fojignow camow