garxajis are kings of the jungle sisiter so watch out dont make the lions make tou an easy preyQueen_Arawello wrote:^![]()
Is Ducaysane with his new dirac..his usual Garxajis nac nac meesha la wareegaya.
Dhagaxbuur feel at home
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Dhagaxbuur feel at home
Re: Dhagaxbuur feel at home
ina aadan,ina aadan wrote:way isu wada dhawyihiinkoohi wrote:Awaare, Bullaalo iyo Dhagaxbuur
horta ma isku dhawyihiin
Dhagaxbuur waan arkay beri hore lkn labada kale ma arag.
bulaale wuxuu u dhexeyaa dhagaxbuur iyo guna-gado
waa runtaa nimankan dhul ayna lahayn ayay iska sheegtaan
markii dhagaxbuur aan tegay waxay ahayd 1991
iidoorna wakhtiga qofi kama joogin deegaankaana kamay dhawayn
meeshaa reer abtigay ayaa dega.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dhagaxbuur feel at home
dee dhagaxbuur ma iidooor ba ba daga iidoorku ma dagana ma labba ama sadeex reer ba ka dagan cidii sheegta ba ka walaan Laakin awarey iidoorku dagan
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Dhagaxbuur feel at home
Kani Emperior isqoris badana
Ogadenia waa xarun Darod, qabiilka labaad oo dega waa Dir. Inta kale shuqul ku ma leh.
Ogadenia waa xarun Darod, qabiilka labaad oo dega waa Dir. Inta kale shuqul ku ma leh.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dhagaxbuur feel at home
CoolPoisons wrote:Kani Emperior isqoris badana
Ogadenia waa xarun Darod, qabiilka labaad oo dega waa Dir. Inta kale shuqul ku ma leh.
Maxaad ka taqana ogaden adigu Merexaan ah Nin labba jeer madaxweyne ka noqday kilinka shanaad baad la hadlaysa sxb
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Dhagaxbuur feel at home
Bal firi doqonkaan. Ma jaajus ayaa lagu faana. Waagi Gumeysiga hadaad xil ka so qaadatay, ma lagu faana? War kani waaba doqon. Nin Marehan oo la dagaalamay Ethiopia oo gumeysidiidkiisa la yaqaana ma xil ka qaban kara Ogadenia. War ninyaho isla yaab.The_Emperior5 wrote:CoolPoisons wrote:Kani Emperior isqoris badana
Ogadenia waa xarun Darod, qabiilka labaad oo dega waa Dir. Inta kale shuqul ku ma leh.
Maxaad ka taqana ogaden adigu Merexaan ah Nin labba jeer madaxweyne ka noqday kilinka shanaad baad la hadlaysa sxb
Teeda kale, qoloda degto Ogadenia waxa ugu badan Ogaden, waxaana ku xigo Marehan iyo Darodka kale. then Somalida kale sida Sheikhal, Degodia, Garre. IIdorka waxa ka degan kuwa la yiraahdo Habar Yonis.
here's the map
http://i32.tinypic.com/4g0q6u.jpg
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dhagaxbuur feel at home
oke sxb wa runta anigu kula ba murmi mayo
noolow
noolow

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Dhagaxbuur feel at home
Oo maxa muran ah. maad qiratey in dadka jawaasiis ah aysan qabiil lahayn.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dhagaxbuur feel at home
CoolPoisons wrote:Oo maxa muran ah. maad qiratey in dadka jawaasiis ah aysan qabiil lahayn.
Qof deegaanka u dhashay uun baa wax ka noqda hab qeybsiga Awooda Kilinka shanaad Eh Ethiopia. Muhimadan ku sheegeye taasay ahayd.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Dhagaxbuur feel at home
oo hadu nin Rer Hamar meeshas ku dhasho, taliye jaajus ayaa laga dhigaya sow ma ahan.The_Emperior5 wrote:CoolPoisons wrote:Oo maxa muran ah. maad qiratey in dadka jawaasiis ah aysan qabiil lahayn.
Qof deegaanka u dhashay uun baa wax ka noqda hab qeybsiga Awooda Kilinka shanaad Eh Ethiopia. Muhimadan ku sheegeye taasay ahayd.
War heedhe, dhulka gumeysi ayuu ku jira. No gives a fock cida taliye laga dhigey. Ogadenia cida degta waa la yaqaana inkasto Somali kasta meeshas laga helayo.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Dhagaxbuur feel at home
Magaalo Wanaagsan Weeye, Maasha Allah.
Niman Iidoor ee kobtan dhex nacnaclena, Anaa uyara uloox jiidayee, iiyara kaadsha.
Cabeeye Shabeel waa Abwaan la wakhti ahaa Xarbi-Dheere Ismaaciil Samatar iyo Saafi Bulux iwm, Cabeeye Wuxuu ka dhashay Reer Isaaq, Reer Cali, Reer Guuleed AlaMagan.
Waana isla qoyska ay abwaanadaasi ka dhasheen, Cabeeye Shabeel wuxuu gabaygan ka tirshay Dagaalkii Dhurwaale, ee sida xun loogu jabshay Isaaqa.
Geelal faro badan markii lasoo dhacay, rag badana la laayay, oo waa kii Qowdhan Ducaale oo CiidoGale ah yidhi ( Alahayoow Balaayadu Sidey Noogu Wada Baahday / Bawdada sidaan uga jabniyo Buuratadiyo Lowga / Waa kii Bakhtiyay Suldaankii Badhida Weynaaye) kkkkk
Cabeeye Shabeel oo Ku digan haya Ragii Haada loo wadhay ee ciidogale iyo habarawal iyo arab, Geelana Gabaygan ku uugamin-haya yaa tirshay gabaygan hoose.
Colkaan dhuunshay dheenkaan kalahay dhamacda jiilaalka
Dhulka oo magool daran hashii dhiraha loo waabtay
Dhinbiskaan ku fududaadiyo dhuubnidiyo weydda
Dhididka iga tuukhsamay intuu dhoobay maradayda
Dhugad iyo ilaaladu intay dhaaxo nagu raartay
Dharcastii Ogaadeen kolkaan dhinaca saaraayey
Dhaldhalaalka waaberi salaad goor dhulku iftiimey
Ma ku dhabanay sidii gaala'ood dhuunka ridaneysa
Durba lama dhuftee maalmo iyo dhaaxo ma horjoognay
Lama Dhabobacleeyee sidii dheelmad maw hooyay
Dhaltida laysu guuxiyo nirgaha maw dhiraandhiriyey
Dheehoy kolkay laheyd yaa i dhaqaynaayey
Ey ololka hoos uma dhigtee dhab umadiixaysay
Oo baarqab dhibada isku tiray dhoosha ridanaayey
Maxaad uga dhabbayseeyn kolkay idinku dhaacaysey?
Annaga dhayda mooyee wax kala noo dhadhami waaye
Dhafaruur ha doonteen kuwii dhamayay caanaha'e
Dhedigeynay iidoor haduu dhiiranaan jiraye
Dharabeeye waa laga hayaa dhaabahaan dhigaye
Dheeg iyo Qamaan baa ogaa dhaabahaan dhigaye
Midaan dhaco midaan dhuunsadiyo midaan dharaar taabay
Iyo midaan tolkay kala dhex baxay dhiirimadayda
Dhafdhaf maleh raacdadu kolkay noogu soo dhigatay
Eys layska dhacay qorigii la iska dhuubaayey
Sidii adhi dhurwaa helay kolkaan dhowr ukala gooyey
Haddii aanan meel adag ka dhalan dhicir ma maaleene
Dhamoow Subeer iyo Waxaan ku helay Dhool saroon ahaye
Dhiilaha ucula waanigaa dhaanshay xeradiiye
Tuugiyo dhurwaagana ka celi waq dhabbara yaaye
Dhengadana ka daa Xarboow yeyna dheeliyine
Dhawaaq kalana waa qayladii laygu dhiilleyey
Ninna sharada goortay dhan tahay dhaafi kari waaye
Dhawrsoonihii maxamed iyo dhimay rasuulkiiye (SCW)
Asaxaabihii wada dhulgale dhaaxey iyo jeere
Waxba haw dhegtaagina horaa looxa loo dhigaye

Last edited by Faarax-Caytame on Tue Jan 19, 2010 8:35 am, edited 2 times in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dhagaxbuur feel at home
farax caytame Dagaaladi dhurwaale mar iyo mar bay ku dhamatay mar ay guusho ay raacday Qollada Ogaden marna ay raacday qollada Ciidagalle.
Qawdhan ducaale gabaygi Kicista u tiriye markasay Cidagalle dagaalka Dib u galleen Qawdhan ducaale oo Marka jigjiga joogay aya marka Gabay guul soo tiriye.
Qawdhan ducaale gabaygi Kicista u tiriye markasay Cidagalle dagaalka Dib u galleen Qawdhan ducaale oo Marka jigjiga joogay aya marka Gabay guul soo tiriye.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Dhagaxbuur feel at home
future reer abdille degaan 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Dhagaxbuur feel at home
"secessionist kafir loving ethiopian boot sniffers" 

- daraawiish
- Posts: 20
- Joined: Wed Sep 09, 2009 10:58 pm
Re: Dhagaxbuur feel at home
Iidoorku dhul aysan lahayn jecelah. War nimany haow sadexdii magaalaa ku filaanweydee iska daayah.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 605 Views
-
Last post by Tyrus
-
- 14 Replies
- 1432 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 3 Replies
- 744 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 9 Replies
- 731 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 6 Replies
- 967 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 9 Replies
- 1201 Views
-
Last post by Tycoon5647
-
- 10 Replies
- 1285 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 5 Replies
- 934 Views
-
Last post by Oxidant