

Moderator: Moderators
kaliil wrote:Habar Jeclo ayaa ugu foolxun.somali Habar Jeclo ka foolxumi ma jirto. waa wax gaagaaban oo aad u madmadow oo ilkocascas oo huuro ka buuxdo leh.Biniaadamba uma eeka.Xabashi weeyaan sidaasaa habarxabuusho loo yidhaahdaa, iyaguna sidaasay isu urursadaan ileen waxay ogyihiin inay somalida iska xigaan oo xabashi yihiine
LiQaaye_TDH wrote:Why dont you first answer this Question, Who is Larger Garxajis or Sacad Muse? Because in the last Vote Registration Arapsiyo District had 2 Times more people then Oodweyne District?
kaliil wrote:Liqaaye walaahay cida ciil iyo cuqdadi hayso waa la iska ogyahay oo way iska cadahay. inay Habar Yoonis idin ciishay oo hurdo la`aan idinku riday ayaa iska cad.Hadh iyo habeen HY ayaad netka ka hadal haysaan, taasina waxay kuu cadaynaysaa inay HY idin ciishay oo cuqdad u dhimanaysaa. Haddaad rabtaan HY netka ka hadal haya oo ku dikriya laakiin waad ogtahay inaanay hadalkiinu taariikhna bedelayn,tiradiinana badinay, deegaano cusubna ku helimaysaan. Anigu beryahan netka masoo galoba oo hawlahaygaan ku mashquulay laakiin markaan soo galona waxaan arkaa habarxabuusheedkii oo weli meesha ka calaacalaya.waad isku kaadidaan cabsi daraadeed markaad Habar Yoonis maqashaan.Anaga ilaahay ayaa Laandheerayaal naga dhigay oo keligay ayaan Isaaqa oo keliya iyo waxay soo kaxaystaanba liqikarayaa, sidii 1995:ba u liqay 10 qabiil oo isasoo urursaday oo markii waxba la iga qaadikariwaayay nala baryay.Adiguna laangaab gaashaanbuura ayaad tahay Caynaba keliya ayaad deegaan leedahayna markaa miyaad ila tartami kartaa?Habar Yoonis intuu ilaahay badiyay ayaanay xiitaa iyagu isuba baahnayn oo jilib jilib isu maamulaan isuguna filanyihiin
xagana ha ayaa kaaga badan waayohargaysaay wrote:LiQaaye_TDH wrote:Why dont you first answer this Question, Who is Larger Garxajis or Sacad Muse? Because in the last Vote Registration Arapsiyo District had 2 Times more people then Oodweyne District?
first of all you need some serious staffs about the truth garxajis or ciidagale+habaryoonis is two and half times biger then both sacad muuse and habarjeclo. secondly the reason why ciidagale performed badly in parliament elections and why garxajis vote registretion was alsa weak is becouse a simple fact (70% of garxajis nation is in ethiopeia or hawd)
I mean really you always hear so many people mentioning the name HA and not mentioning sacad muuse or ciise muuse, but on the other hand you hear people saying that man is ciidagale or that man is habar yoonis and not mention garxajis that shows you how garxajis is a nation not a clan
Huuraale,LiQaaye_TDH wrote:Garxajis Waatas Wada Waalatay, Anaka Ayay Doonayaan inay Nagu Qasbaan in ay Dad Yahin, Aduunka waxey Degmo Ku Leeyahin Oodweyne, iyo 4 Xabo oo Wareegaya Miyiga Tuulada Gashaamo, Markaasau ku Leeyahin Dad ayaan uu Badan nahayGarxajis waxu Isko Tiro Buuxinaya Beesha Madhibaan ee (Kuul Carre- Midgaan) Waxay Isleeyahin Habar Jeclo iyo Habar Awal La tartama Markay Arkeen Inay Habar Jeclo Burco Ka Qaaday Sacad Muse'na Hargeisa Ka Qaaday.
Weliba Waxaas Taas kaaga Daran Markay Beeshi Midgaha ahayd ee Kuul Carre Diiday inay Ku Biiran Garxajis iyo Cuqdadooda, Shirki ay is lahaayena Ku soo Biiriya Fashilmay![]()
Magaalada Burco anigo Kama Hadlo Cida leh, Waayo waxaan Ogahay Inaanad Degaan'ba uu Lahayn!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Xaafada Seylada Meel aan ahayn Kama Degtid Habarjeclo ayaana Ku Dejisay inaad Xoola La Noolatid..
Naagtaadan Caytamaysa ee Kaliil, Caynaba Waa Caasimad ay Ku Noolyahin 50.000 Kun oo Qofe, weliba Diiwangelinta Somaliland ka dhacday Ka soo Baxeen 90.000 oo Qof, Intee aya Ku Nool Tuulada Oodweyne? Carr Haddu Ilaahay Nin Ka Dhigay Na Tus Sawir Tuulada Oodweyne ee aad Keliya Degaan uu Leedahay... Gabiley waan Aragnay oo ay Degaan Sacad Muse oo ay ku Noolyahin Dad badan 100.000 qof...
Weligaaba Qayli, Habar Jeclo waa Majoritiga Somaliland, Kana Dhaqaale Badan, Kaana Xoog Badan Xiniinyaha Maroodiga ayaan Leenahay Diid ama Qarax!