Page 2 of 2

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan

Posted: Sun Jan 24, 2010 8:02 pm
by The_Emperior5
Goljano horta nimanku beri bay 1000 nin iskaga dileen qabaal
Waliga manad maqlin
kunka cali geri eeh qabaalka isku dilay lol.qolle aan ogahay bay u eegyihin lol.

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan

Posted: Sun Jan 24, 2010 8:06 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:Goljano horta nimanku beri bay 1000 nin iskaga dileen qabaal
Waliga manad maqlin
kunka cali geri eeh qabaalka isku dilay lol.qolle aan ogahay bay u eegyihin lol.

:lol: :lol: waxaad ka dhigteen bahalooos

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan

Posted: Sun Jan 24, 2010 8:17 pm
by GENERAL_SNM
To be honest I'm starting to think the SL policy towards these Dhulbahantes was made in Emperiors bedroom and the blue print stolen ending up in Hargeisa and then implimented as government policy. Outlandish I know but other then that my other theory involves aliens.

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan

Posted: Sun Jan 24, 2010 8:21 pm
by Goljano Lion
GENERAL_SNM wrote:To be honest I'm starting to think the SL policy towards these Dhulbahantes was made in Emperiors bedroom and the blue print stolen ending up in Hargeisa and then implimented as government policy. Outlandish I know but other then that my other theory involves aliens.

G-SNM

if you were the minister of interior in Somaliland, what was your policy be and should be implemented towards the dhuloz?

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan

Posted: Sun Jan 24, 2010 8:30 pm
by The_Emperior5
When i went to somaliland anigu waan la taliyey Mudana Rayaale
waxan ku yidhi Daahir riyaale ii dhagayso huuno, ma xasuusata waagii aad Lascanood ka so carartay 2003 markay ku so eryeen eeh wadadii caynabo loo bixiyey Riyaale ku xaar lol. Oo uu ninkan Xaabsade ku so eryadey hada ku dhoola cadeynaya magaalada hageisa.

waxad yeelaysa mudane rayaale qolladan ku timada weynu kala dirayna Beel walba u ku timada nacnac iyo mac macaan baad siinaysa iyaga garaadkoodi iyo madax dhaqmeedkoodi bah dilaya Nimankani wa niman Imaan beeley wax walba lacag way ku samaynayan.

Jilib walba oo dhulbahante nin caan ah ka so qaad oo somaliland ka dhig
Farax askar nin jamac siyaad maxamuud garaad
Dalbac nin Garaad farax ah Axmed garaad cali geri
Cali sandule nin jamac siyaad Maxamuud garaad
taliye Cambaashe naaleye Maxamuud garaad
Ina khaawii kaasi somaliland nimada waxad mooda inay hooyadii ku dhashay sidu u difaaco
abdi garaad kheyr cabdi.
xaabsade garaad farax bahararsame
fuaad adan cade Maxamuud garaad ugaadhyahan naaleye axmed
Casowee Maxamuud garaad ugaadhayan naaleey axmed

2 garaad oo afka somaliland ku hadla na ku caleemo saar laascanood he did
labba nin oo walaalo ah oo dhulos ah lascanood ha ku fadhiyan
garad cabdirashid garad ismacil
iyo garaad jamac garad ismacil
labbadaasii na afkaga ha ku hadlan
Kuwa kalle haday is dhaqajiyaan dee lama odhan karo jilib dhulos aya dhulos ku duulaya ileen reer walba nin ba kaga jiira lol

anigu arinkaas ayaan u bandhigay Mudan Nuux ismacil taani taliyaha ciidamada qarranka somaliland iyo mudane rayaale.
Ciidanka Somaliland na meesha aya kontrolka kala fadhiyaan
dadkan dhulbahante wa jaahilin weye wax baddan ma oga they still live in the 1921 nacnac yar ba la siya kufurti bilahi somaliland way is raacday bu ku odhanaya lol.
Somalilaand way dhaqaaqday

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan

Posted: Sun Jan 24, 2010 8:35 pm
by Voltage
waxan ku yidhi Daahir riyaale ii dhagayso huuno
xasbunalaah wa nicmal wakiil

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan

Posted: Sun Jan 24, 2010 8:39 pm
by Voltage
The_Emperior5 wrote:Dhulbahante just need to surrender peacefully its better for them.
oo tiiniinaa muran ka joogaaye maxaad kuwa kale ka sheegi :lol: :lol: waali caadi maaha :lol:

At the end of the day the equation is not Somaliland gudaheeda but inta Somalia danaynayse iyo inta kala gooni...ma shaqayn doonto british iyo talyaani arintaan ee secession marka si fiican laysugu faro saaro either wadahadal ama wax kaleba, british iyo talyaani looma kala safan doono...inta somalia danaysa including old british somaliland kuwa ka mid ah iyo inta aana danaynayn baa loo kala safan

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan

Posted: Sun Jan 24, 2010 10:23 pm
by The_Emperior5
Voltage wrote:

Dhulku ma guuro , laakin dadka guura :up:
Voltage Somaliland waxa u dhashay since 1990 dhaliyor waligood arkin calankan :som: :up:
wa ciidanka so koraya :lol: :up: waxalo wada hadlaya Shacabweynaha Somaliland oo danahodi gartay iyo koonfurianska :mrgreen:

by the way why is jidbaale.com not working

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan

Posted: Sun Jan 24, 2010 10:40 pm
by Goljano Lion
Voltage wrote:
The_Emperior5 wrote:Dhulbahante just need to surrender peacefully its better for them.
oo tiiniinaa muran ka joogaaye maxaad kuwa kale ka sheegi :lol: :lol: waali caadi maaha :lol:

At the end of the day the equation is not Somaliland gudaheeda but inta Somalia danaynayse iyo inta kala gooni...ma shaqayn doonto british iyo talyaani arintaan ee secession marka si fiican laysugu faro saaro either wadahadal ama wax kaleba, british iyo talyaani looma kala safan doono...inta somalia danaysa including old british somaliland kuwa ka mid ah iyo inta aana danaynayn baa loo kala safan

:lol: waar heedhe, kuwii Somalilnders ahaa ee pro-Somaliweynta ahaa, ayaa idinka quustay , kolkaa
Ninkii tiisa daryeelaa tu kale ku dara, sxb kolkaa konfurtii iyagiibaa is cunaaya, ma iyagaaba cidkale qaadi kare.