The_Patriot wrote:Emperior if you want to succeed then dhulmiga wala iska foegeya ee lama is indatiro.
So dhibatoyinka Somalia heso somali un ba kadhambeyo.
Just look at still how we are all tribalsists and no one wants to change? benta an isushegeno wan in laiska dafa.
Been manaad sheegin koley anagu wanu tashanay markanu snm Saudi arabia ku dhawaaqnay
Siyaad bare xukunkisa anaga nama qabto baanu odhanayna isna wana la dagalamay Hereyada na wala iska rida markaas.
Wana runta Somalidu Trbilistka ma rabban inay is bedelaan laakin waxa kaliya imika sheekadi gacanta wabay ka baxday oo waba la is gaaleynaya Inagi qurba jooga aya ba qabilki ka sheekeya.