sii fican u akhri wa hadal duur xul manaad fahmayn
Hawiye live in kilinka shanaad
One of our best poet ayaa ba u qiray Xassan tarabi 80 years ago
Hawiyiyo axmaarbaa isku dilay haradii dooloode
Kayntii hareeriga badanayd lagu heshiinwaaye
Haadkaasi wuxuu boobayaa hilibkii gaalaade
Aduunbaa hamoodaye dadkii hilin la qaadsiiye
Wadaadkii hagoognaa qab waa lala halaabaaye
Ba xawaadle hoobaan wardheer ugama heesaane
Huwan dhimatay reer dalalna way uga horeeyeene
Hirguduudan haaruun beryahan kama hiryewstaane
Hayinkii la dhaanshiyo kolkii haantii laga qaaday
Hidin waaye reer cali inay dirir u haabtaane
Wuunay habaareen sidii habar agoomeede