DR-YALAXOOW wrote:WADAADADAN AAD SOO BANDHIGTEY waaa WAHAABIYA scholars, marka cilmi sidaa u sii weeyn ma laha, mad-habta soomaalida ay ku dhaqmayeen boqolaal sano ee SHAAFICIYADA waa xalaaal, ajir axsanaad fara baddan ayaa laga helayaaa XUSIDA
iyo dabaaldegga DHALASHADA rasuulka MUXAMED SCW.
wahaabiyada waxay somalia timid 1980skii dhamaan sheekhyada SACUUDIGA wax ku bartey ee rashaaad rip, faaruuuq iyo cunuga UMUL dhamaantood sacuudiga ayaaa wax lagu soo barey, waana caado WAHAABIYADA inay rasuuulka scw INKIRAAAN.
XITAAA wahaabiyada maxamed abdul wahab wuxuu isku dayey inuu KACBADA burburiyo naceyb ay u qabaaaan shacaaa-irta islaamka.
mawliidka nabiga scw waa SUNADA rasuuulka scw waxaana ku soo aroortey axaadiisyo baddan cadeyneysa dabaaldega dhalashada rasuulka scw![]()
![]()
![]()
wahaaabiyada waxay aamisan yihiin waa BIDCA waana aragtaa caruuurtii ay dhaleen wahabiyada from al shabaab to takfiiri dhiiga islaamka xalaashadey.
ahlusunna waljamaaca AL SUUFIYA madhabta shaaficiyada inay SAXIIX tahayna waxaa ku tuseyso jaceylka xaqdhawrka,cilmiga quraaanka dadka la baro iyo wanaaag. maasha allah.
Wa kheyr hadii aad sheegtay xadiis badan baa kusoo aroortey, bal hal mid na tus (from saxiixayn), adoo taariikh noo xusin.