Cumar-Labasuul wrote:Emperior, war waxaas aad sheegtay ma aaminsani. As abdikarim it's unecessary, I only agree with: awdal, gabiley, WG, saaxil, togdheer, sanaag, sool.
CaliGaab, adaa bridge-ka iga riday, ileen soodigi private-ka iga tuuray, haddana waxaad emperior ku tidhi inu i kala baro goboladda SL.
Haa waan aminsahahay 14ka gobol eeh somaliland ma wax aan ku diida jirta xukumaada somaliland ayaa sameyse sool iyo awdal tan aad sheegeysid ina siyaad barre sameeyee maxa ka dhiga wuxu ina siyaad barre sameyee wax xaqiiq ah , tan inaguaynu sameysanay na khiyaaali bal arinka iga jawaab ileen sool na togdheer ba laga xukumi jiray , awdal na hargeysa laga xukumi jiray maba jirin waxani , 14 gobol eeh somaliland siidan bay ku dhan yihin