Page 2 of 3

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:14 pm
by hargaysaay
laakiin waxaan maqlay inay hereriyiin tahay waa dad sharaf badan

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:17 pm
by ToughGong
hargaysaay wrote:laakiin waxaan maqlay inay hereriyiin tahay waa dad sharaf badan
Herariintu Xabashi maaha dee
They have their own unique culture,and language

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:19 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:abtiyaashi sidaan maqlay waa gabadh itoobiyaanad ah oo xarshin joogi jirtay :D :D

Ma aniga War aniga Reer Sheikh isxaaq ba ii dhalay

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:20 pm
by hargaysaay
yes i did not say she is xabashi I said itoobiyaan, ma garatay

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:22 pm
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:
hargaysaay wrote:abtiyaashi sidaan maqlay waa gabadh itoobiyaanad ah oo xarshin joogi jirtay :D :D

Ma aniga War aniga Reer Sheikh isxaaq ba ii dhalay
dee niyaw waa waxaan maqlay uune maxaan ka aqaanaa

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:24 pm
by The_Emperior5
wa caadi sxb :up:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:25 pm
by hargaysaay
dee hadaba run ka yar ugu sheeg abtiyaashaa inay isaaq yihiin iyo in kale

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:27 pm
by ToughGong
Aniga iyo Hargeesayba Abokor Makaahiil baana dhalee adi
Abtiyaashaa noo sheeg Emp

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:28 pm
by hargaysaay
seemeyer wrote:Aniga iyo Hargeesayba Abokor Makaahiil baana dhalee adi
Abtiyaashaa noo sheeg Emp
:up: :up: waar saaxiib aad baynu isugu dhawnahay show abokor makaahiil for live :up:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:30 pm
by ToughGong
^^
Yeah dee; we are Auntysharers (Habrawadaag) LOL

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:30 pm
by hargaysaay
seemeyer is cumar laba suul abokor makaahiil

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:34 pm
by ToughGong
hargaysaay wrote:seemeyer is cumar laba suul abokor makaahiil
Wallahi I don't know you know
I know keyse is Makaahiil
Lakiin cidu ka yahey don't ask me

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:35 pm
by The_Emperior5
abiyashay maxa idinka galay idin sheegii mayo :P

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:35 pm
by Keyse_0208
seemeyer wrote:
hargaysaay wrote:seemeyer is cumar laba suul abokor makaahiil
Wallahi I don't know you know
I know keyse is Makaahiil
Lakiin cidu ka yahey don't ask me

hassan Makaahiil

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:39 pm
by hargaysaay
waar keyse iska waran niyaw abtibaad ii tahee hooyaday waa abokor makaahiile