Page 2 of 3

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:44 pm
by yunis09
Bohol iyo karaman wrote:good siciid85, I can see good future for hyoonis, waxan arkaa dekedii maydh oo aynu dhisnay, wxan arkaa wadadii burco iyo oodwayne misku xidhaysey oo laa dhisay, waxan arkaa, wadadii Ceerigaabo iyo Maydh oo laa dhisay, waxa arkaa habar yoonis oo mid ah, waxan arkaa madaxwaynahaa mustaqbalkaa somaliland oo habar yoonis ah, waxan araa degaankeeno laa hormariyeey, waxan arkaa jaamacado badan oo degaankeena lagaa ygleelay, waxan arkaa dhalin badan oo waxa in baratay, waxan arkaa nabad iyo horumar iyo akhoonsigaa somaliland guul guul :up: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland:
dhagaxii ugu horayey anaa dhig;eh..habar yonistu wayiney hadalka jooji aan :up: the future is bright the future is YUNIS :D :up:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:45 pm
by Siciid85
The future is simply going back to the past and rediscovering our true ways as people. We had it, we lost it

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:48 pm
by Bohol iyo karaman
yunis fadhi inoo maayaal ilaa aynu dadkeenaa, degaankeena, dalkeenaa, horumar gaadhsiino ilahay waa ino fududaynayaa,

anyway muxu inagaa rabaa eeyga ina cali waraabe? no more vote for him

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:49 pm
by yunis09
Bohol iyo karaman wrote:yunis fadhi inoo maayaal ilaa aynu dadkeenaa, degaankeena, dalkeenaa, horumar gaadhsiino ilahay waa ino fududaynayaa,
amiin :up:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:50 pm
by The_Emperior5
Anigu waxan kula talin laha Beesha Sicid garxajis Anigu inadeerkood ah marna suldaankooda online ah inay Xisbiga Ucid intay taggan Halka Ka riixdaan Oo ay tiradooda iyo farahooda ku so baxan,oo ay yara garxajiseyaan , wa haday kursi doonayan. Inshallah wa bililai quwati wey heleyaan, ileen in the 40s Habaryoonis had a xisbi called xisbillah way before Hassan nasrrallah was born H.y xisbi ba lo sameyey xisballah. Markay they can do it haday Faraha kala baxan Gudubuursigan waxba arkayn ila duhurka Habaryoonis caano geel bay cabban Guduabuurku na waxay cabbaan Caanah Dameeraha , halkeed iska fahmayan wa tallo Ka socotta Suldaaanka guud eeh eeh boga snet Suldaan Emperior :sland: :up:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:54 pm
by Siciid85
Ucid waa faysal cali waraabe xisbi. I think there should be a law that says if a party doesn't come up with sufficient enough votes, then it should be eliminated.

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:55 pm
by sadeboi
The_Emperior5 wrote:Anigu waxan kula talin laha Beesha Sicid garxajis Anigu inadeerkood ah marna suldaankooda online ah inay Xisbiga Ucid intay taggan Halka Ka riixdaan Oo ay tiradooda iyo farahooda ku so baxan,oo ay yara garxajiseyaan , wa haday kursi doonayan. Inshallah wa bililai quwati wey heleyaan, ileen in the 40s Habaryoonis had a xisbi called xisbillah way before Hassan nasrrallah was born H.y xisbi ba lo sameyey xisballah. Markay they can do it haday Faraha kala baxan Gudubuursigan waxba arkayn ila duhurka Habaryoonis caano geel bay cabban Guduabuurku na waxay cabbaan Caanah Dameeraha , halkeed iska fahmayan wa tallo Ka socotta Suldaaanka guud eeh eeh boga snet Suldaan Emperior :sland: :up:

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 4:00 pm
by Bohol iyo karaman
[quote="The_Emperior5"]Anigu waxan kula talin laha Beesha Sicid garxajis Anigu inadeerkood ah marna suldaankooda online ah inay Xisbiga Ucid intay taggan Halka Ka riixdaan Oo ay tiradooda iyo farahooda ku so baxan,oo ay yara garxajiseyaan , wa haday kursi doonayan. Inshallah wa bililai quwati wey heleyaan, ileen in the 40s Habaryoonis had a xisbi called xisbillah way before Hassan nasrrallah was born H.y xisbi ba lo sameyey xisballah. Markay they can do it haday Faraha kala baxan Gudubuursigan waxba arkayn ila duhurka Habaryoonis caano geel bay cabban Guduabuurku na waxay cabbaan Caanah Dameeraha , halkeed iska fahmayan wa tallo Ka socotta Suldaaanka guud eeh eeh boga snet Suldaan Emperior :sland: :up:[/quote]

Habar Yoonis Danteeda Waa taqaana, beeshu ma ahaa mid danteedaa lo tilmamo

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 4:00 pm
by Siciid85
loool I didnt catch that part. This guy is funny. Funniest 'e-suldaan' EVER! :lol: :lol: :lol:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 4:03 pm
by yawle
Anigu waxan kula talin laha Beesha Sicid garxajis Anigu inadeerkood ah marna suldaankooda online ah inay Xisbiga Ucid intay taggan Halka Ka riixdaan Oo ay tiradooda iyo farahooda ku so baxan,oo ay yara garxajiseyaan , wa haday kursi doonayan. Inshallah wa bililai quwati wey heleyaan, ileen in the 40s Habaryoonis had a xisbi called xisbillah way before Hassan nasrrallah was born H.y xisbi ba lo sameyey xisballah. Markay they can do it haday Faraha kala baxan Gudubuursigan waxba arkayn ila duhurka Habaryoonis caano geel bay cabban Guduabuurku na waxay cabbaan Caanah Dameeraha , halkeed iska fahmayan wa tallo Ka socotta Suldaaanka guud eeh eeh boga snet Suldaan Emperior
Charity begins at home. Beesha Sacad Muuse ma inay Xisbiga Habarjeclo dabo fadhiistaan ayaa ku faanaysa?

Malaa waa ilowdee, beesha Habaryoonis UCID iyo UDUBa waa tan ugu badan. Beesha Habaryoonis ka weyn mid xisbi kali ah ku soo ururta. UCID iyo UDUBa beeshu xoog iyo maamuus ayay ku joogta.

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 4:04 pm
by Siciid85
yawle sxb can you make out a list of # of h/yonis members in all parties and SL government as well thanks.

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 4:15 pm
by The_Emperior5
Anigu koley shakhsian waxan ahay nin aad u jecel Somaliland, isbeddel siyasadeed na wa muhim inay dalka u timado Ninka Habarjeclo Wa nin isaaq ah Inadeerki baan ahay wana nin kugu ag dhimanaya Sannadkan maantana Wuxu isku soo diyaaryey Doorasho inu Madaxweye noqdo Iyo Nin ciidagalle ah Oo garxajis aya isna isku soo diyaariyey ino Madaxweyne noqdo Marka anigu Koley Nin aabtirsintu ka qaldantu ma ihey labbada nin waxan jecla inay dalka qabsadan oo ay Hormarian Ileen ina rayaale weynu aragnay 8 sannoh

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 4:17 pm
by yunis09
The_Emperior5 wrote:H.y xisbi ba lo sameyey xisballah. :
suldaan Emposter yaa no sameyey....? the alien on the moon with the somaliland flag?

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 4:18 pm
by The_Emperior5
yunis09 wrote:
The_Emperior5 wrote:H.y xisbi ba lo sameyey xisballah. :
suldaan Emposter yaa no sameyey....? the alien on the moon with somaliland flag?
Maya inadeer rag H.y ba sameystey Salaadin culuw ma aw diin wax garad
Suldan Emperior is the nick :up:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 6:36 pm
by Cali_Gaab
I don't get it, what's the big deal?
Ma nuclear iyo uranium ayeey sameeysteen?